RSS

Benets:Waxaan sii wadeynaa Guulaha!!

16 Mar

superz09
Bosaso:Towobarha kooxda Liverpool Benets ayaa waxaa uu sheegay in
naadigiisa uu hada yahay naadi guulo badan ka keenay koobabka
Permierlegue iyo Champions legue asaga oo la hadlayay BBCda

qeeybteda Sportiga waxaa uu yiri:waxaanu afka ciida u darnay
Realmadrid waxaana ku xijinay Man utd mudo 6malmod ka yar
taasi waxa ay muujineysaa sida ay tahay awooda kooxdeena
waxaana ku kalsoonahay in aan guulo ka keeni doono

Champions legue iyo waliba Priemierlegue waana fahmi karaa
qofwalba oo daawaaday ciyaarahaasi in liverpool awoodeeda
ay tahay mid adag, Mar uu si gaar ah uga hadlayay ciyaartii
Manutd ay la qaateen waxaa uu sheegay in Liverpool ciyaartasi

u tahay guul taariikhi ah maadama buu yiri Man utd oo aan
sidan uga badino noogu danbeysay 1936 oo ahyd mid
xili hore ahayd balse ahda ayaan cusbooninay Scorkas

waxaa uu ku soo gaba gabeyay in uu filayo in guulo ka
keeno horyaalka dalka iyo waliba midka Eurob

Mohamed A rashiid
Xafiiska bosaso

Advertisements
 
Comments Off on Benets:Waxaan sii wadeynaa Guulaha!!

Posted by on March 16, 2009 in Uncategorized

 

Comments are closed.

 
%d bloggers like this: