RSS

Bosaso:wiish oo loo doortay Madaxa olompikada somalia

19 Mar

xuseen yabarow W/Q:Mohamed rashiid
Iyadoo muran xoogani ka jira cida xaqa u leh in ay doortaa
gudoomiyaha Olopicada somaaliyeed oo ay isku haysteen
qeeybaha kala duwan ee somalida Murankaasina yahay mid

tagaan ayaa waxaa xalay gudoomiye ay u udoorteen koox garsoorayaal iyo ciyuaartoy duqowday gudoomiyaha olompicada somaliyed Xuseen xaaji yabarow oo loo yaqaan wish doorashda oo ka dhacday dalka Jabuuti waxaa intii anay

bilaaban camabaareyn dusha kaga tuuray Puntland oo ku sheegtay in shirkaasi yahay mid u gaar ah koox isku tagtay
aanan la soo socodsiin Gudiga sportiga iyo wasaarada sportiga Puntland hadaba waxaa khilaafkii oo tagan

gudoomiye loo doortay sidii aan horey ku xusnay Wiish
xuseen wish waxaa uu mudo dheer ku soo jiray arimaha
sportiga waana inin aqoon dheer u leh dhinaca sportiga

waxaa uu ka soo qeyb galay shirar marar kala duwan ka
dhacay daafaha caalamka oo uu ku matalayay magaca Somalia si kastba ha ahaatee waxaa la sugaaba waa wax qabadka uu la soo baxo wish

Mohamed Rashiid
xafiiska bosaso

Advertisements
 
Comments Off on Bosaso:wiish oo loo doortay Madaxa olompikada somalia

Posted by on March 19, 2009 in Uncategorized

 

Comments are closed.

 
%d bloggers like this: