RSS

Bosaso:Isku aadka championka oo la soo qadimay

21 Mar

superz Isku aadka koobka naadiyada Eurob ayaa la soo saaray maalintii shalay ahay iyadoo naadiyaduna ay isku arkeen si cajaaib ah balse waxaa fooda is daray naadiyaal la is lahaa isma haleelayaan ciyaarahan oo

loogu soo baxayo wareega afarta ayaa waxa ay naadiyada isku arkeen sidan:

Liverpool Vs Chelsea
Bayer munich Vs Barcelona
Ciyaarahani waa ciyaaraha ugu adag marka la eego qori tuurkii la sameeyay sida ay naadiyada isku arkeen Dhanka kale waxaa fooda is daray

Manutd Vs Fc porto malaha waa ciyaar sahlan sida la saadalinayo balse garoonka ayeey guusha jirtaa aan idiin raaciyee Arsenal Vs Vila real oo Spien ka socota ayeey fooda is dari doonaan sida oo kale

Balse ciyaarta ugu adag markii laga dooday waxaa la isku raacay in ay tahay labada naadi ee isku wadanka ah misana midkood sanadkii tagay midka kale ka reebay Finalka Champions legue waa Liverpool vs Chelsea waxaa la shaaciyay in ay tahay ciyaar xiiso gooni ah le durbaba markii la soo saray isku aadka
labadaasi naadi waxaa saxaafada la kala hadlay Towobarayaasha labada naadi oo sheegay in ay ka goantahay Guul in ay soo hooyaan

tan kale waa Kooxda goolasha badan ee Bayer munich oo haleeli doonta Barcelona iyadana waa ciyaar adag maadama labadani naadi kulan koodu
aanu badnen la arki doono ciayarahani waxa ay dhici doonaan 7 iyo 8 bisha April

Mohamed Rashiid
xadiiska bosaso

Advertisements
 
Comments Off on Bosaso:Isku aadka championka oo la soo qadimay

Posted by on March 21, 2009 in Uncategorized

 

Comments are closed.

 
%d bloggers like this: