RSS

Bosaso: Zlatan Ibrahimovic oo wacdaro dhigay sona celiyay rajadii INtarnazionle

25 Mar

superz09 Bosaso: Towobaraha kooxda intr morinho ayaa waxa uu ku tilamay xidiga weerarka uga ciyaara Intar Ibrahimovic nin qaali ah boos eyna ku leh kooxda intar oo iyadu markeedii labaad ku sii socota in ay qaado Lacalcio arintani ayaa timid markii uu u saxiixay 2 ka mid ah goalasha ay Inter Milan dib ugu soo ceshatay 7-dii dhibcood ee ay horyaalka ku hogaamineysay horyaalka Serie A markii ay 3-0 ku samirsiisay kooxda horyaalka ugu hooseysa ee Reggina.

Esteban Cambiasso ayaa hogaanka u dhiibay Inter 6 daqiiqo markii ay socotay ciyaartii ka dhacaday San Siro.

Inter waxey horyaalka ku hogaamineysaa 69 dhibcood iyadoo ay 9 kulan ay ka harsantahay horyaalka, waxaa soo raacda Juventus oo leh 62. AC Milan, oo 0-0 la dhaafi weysay Napoli, ayaa 3-aad ku jirta oo leh 55 points.
waxaana arintani ay imaaneysaa markii ciyaartii dhex martay Roma Iyo Juventus ay ka dhacday Filan waa ka dib markii kooxda roma Gurigeda looga badiyay hase ahaate su aasha waa Juventus maxy damacsan tahay

Mohamed Rashiid
saadaq89@hotmail.com

Advertisements
 
Comments Off on Bosaso: Zlatan Ibrahimovic oo wacdaro dhigay sona celiyay rajadii INtarnazionle

Posted by on March 25, 2009 in Uncategorized

 

Comments are closed.

 
%d bloggers like this: