RSS

Stevan Gerrd Oo wacdaro dhigay

25 Mar

Saadaq89 Bosaso: Mohamed rashiid Waxay ahayd ciyaar ku aadan horyaalka wadanka England waxaana sida muuqata Gerrd uu soo laba kac leeyay Xili ciyaareedkanoo uu wacdaro xoog leh la soo baxay dhawaan mar uu la hadlayay wargeyska THE SUN waxa uu u sheegay in uu waligiis joogi doono Liverpool Steven Gerrard ayaa xalay ku tuntay kooxda Villa markii uu ka dhaliyay 3-ka mid ah 5-0 ay kaga badiyeen, taasoo u suuragalisay iney hal dhibic u jiraan kooxda hogaanka ku dhagan ee Manchester United ee horyaalka Premier League.

Todobaadkii tagay ayeey aheyd markii ay liverpool 4-1 ku dardartay United, Liverpool ayaa tilaabadaab ugu faaiideystay markii kooxda horyaalka difaacaneysa 2-0 qasaro ah ay kala kulantay Fulham .

United hada waxey leedahay 65 dhibcood 29 kulan oo ay ciyaartay ; halka Liverpool oo ku soo xigta ay leedahay 64 dhibcood 30 kulan oo ay ciyaartay . Chelsea, oo 1-0 ay kaga adkaatay Tottenham ayaa 61 leh
Hadaba si kasta oo ay noqoto waxaa hada hogaanka looga hayaa Hal dhibic oo kaliya aan aragno Halka uu ku danbeyo

Mohamed Rashiid

Advertisements
 
Comments Off on Stevan Gerrd Oo wacdaro dhigay

Posted by on March 25, 2009 in Uncategorized

 

Comments are closed.

 
%d bloggers like this: