RSS

Ciyaarihii xalay ee qaramada aduunka

29 Mar

2010-world-cup
Galkacyo: Waxaa xalay oo ay taariikhdu ku beegneyd 28/marso/09 meelo
badan oo caalamka ah ka dhacay ciyaaro loogu soo baxayo wareega
Shanaad ee is reeb reebka Koobka aduunka ee sanadka 2010 lagu

qaban doono qaarda Africa Gaar ahaan dalka Koonfurta Africa
waxaana jira in dalalka xalay ciyaaray dhamaantod ciyaartoda
ay ku tiirsaneyd u soo bixitanka wareega shanaad ee is reeb reebka

hadaba waxaan halkaan idinkugu soo Gudbineynaa ciyaarihii xalay
dhacay markaasi ka dibna waxaan idin soo gudbin doona kuwa
caawa la ciyaari doono :

Malta:0–Denmark:3
Albania:0-Hungary:2

ciyaarta xiisaha badneyd ayaa ahayd ciyaartii dhex martay
labada wadan ee swedan Vs Portugal xiligii loogu tala galay
waxa ay ku soo dhamaatay Eber iyo Eber waa tahay waxaa kale

oo ka mid ahaa ciyaarihii xiisaha badnaa ee xalay dhacay
Xulka qaranka England ayaa waxaa uu qaabilay xulka Qaranka
ee dalka Slovakia ciyaarta oo ka dhacaysay Garoonka One play
ayaa xulka dalka Enagland waxa ay ku badiyeen 4 gool iyo waxba

sidoo Xulka Germany ayaa waxaa ay jab ku dhigeen xulka dalka
liechtenstein Goolasha waxaa u daah furay Bllack
hadii aan fiirino Xulka dalka Spain waxa ay hal gool oo
dirqi ah kaga adkaatay xulka Qaranka Turkiga
ayadoo Israil iyo Greece ay isla dhaafi wayeen bar bar dhac
hal iyo Hal gol
Hadaba ciyaaraha aadka u kulul ee caawa dhici doona waxaa ka mid ah
Brazil Vs Ecuedor
Zambia Vs Egbt
Nigeria Vs Mozambegue
Hadaba ciyaarahaasi dhamaantood waa caawa ee ha u daymo la aanina

Abdiasiis Isxaaq xasan
Xafiiska Galkacyo

Advertisements
 
Comments Off on Ciyaarihii xalay ee qaramada aduunka

Posted by on March 29, 2009 in Uncategorized

 

Comments are closed.

 
%d bloggers like this: