RSS

Macalinka Liverpool OO ku Guleystay Bilada Bisha Marso

03 Apr

superz09 Bosaso:waxaa maanta loo magacabay Towobaraha Bishii Marso
macalinka kooxda Liverpool Bents oo isgu la gudoonsiiyay
bilada Premierlegu ee Macalinimada

Asagoo ka hadlayay ka dib markii loo magacabay
in uu yahay maclinka Bisha Marso Ayuu yiri

Waxaan aad ugu faraxsanahay Biladan aan
helay waxaana ku Helay Dadaalkeyga
sidaa oo kale waxaan ku Helay Dadaalka ciyaar yahnadeena

waxaana rajeynayaa in aan sii wadi doono
Ciyaar wanaaga aan haatan ku muteydstay Biladan

Maclin Rafael Benits ayaa waxaa uu guulo xoog leh
ka soo gaaray Koobka Horyaalka ee England

asagoo Iskoor kaga badiyay Kooxdii Hogaanka
iska haysatay ee Man Utd waxaana uu Rajeyay in
uu Ku guuleeysan doono Kobka Horyaalka Englan

Mohamed Rashiid

Xafiiska Bosaso

Advertisements
 
Comments Off on Macalinka Liverpool OO ku Guleystay Bilada Bisha Marso

Posted by on April 3, 2009 in Uncategorized

 

Comments are closed.

 
%d bloggers like this: