RSS

Tifaftiraha Superz09 oo ka qeyb galay xaflad Sports

03 Apr

Mohamed Rashiid Tifaftiraha Mohamed Rashiid
BosasoWaxaa dhwaan ka soo gabagabobay xarunta naadiga garsoor
Ee magaalada galkacyo shir ay naadiga Garsoor fc uga hadlayen
Hour marinta naadigaasi hadaba shirkani ayaa waxaa ka
Qeyb galay Tafatiraha superz09 SAADAQ dhere ayaa waxaa

Lagu lafa guray sida loo hor marin karo naadiga Garsoor fc
Waxaana halkaasi joogay Towobaraha naadigasi Abdiwali ahmed
Asagoona ka waramay dhibaatoyinka ugu waaweyn ee naadiga

Hor taagan kuna tilmaamay dhinaca maaliyada in ay tahay
Intaasi ka dib waxaa halkaasi ka hadlay dadka xaafada
Garsoor oo sheegay in ay naadiga kor kiciisa ka qeyb
Qaadan doonaan maadaama uu magaca xaafada ku ciyaarahayo

Wareeysiyo kala duwan oo aanu la yeelanay dhalinyarada
Ciyaartoyda Naadigaasi oo halkaasi xaadir ku ahaa
Ayaa waxa ay sheegen in ay ku faraxsan yihin

Sida hada wax ay u socdaan oo ay ku tilmaamen in ay
Tahay mid horseedeysa Hormar uu ku tilaabsado naadiga
Garsoor fc waxaan sida oo kale u mahad celiyeen

Madaxa superz09 Mohamed Rashii oo ay sheegen in uu
Mar walba garab taagan yahay horumarka naadiga garsoor
Hadaba gabagabdii waxaa la isla gartay in la qalabeyo
Naadiga taasi oo ay balan qaaden dadka xaafadasi
Waxaa uuna ku soo gabagaboway jawi qurux badan

Mohamed Rashiid

Xfiiska Bosaso

Advertisements
 
Comments Off on Tifaftiraha Superz09 oo ka qeyb galay xaflad Sports

Posted by on April 3, 2009 in Uncategorized

 

Comments are closed.

 
%d bloggers like this: