RSS

Liverpol:Chelsea ayaa xalay soo baday Ka dib—

09 Apr

drogba Bosaso: Ciyaaraha koobka naadiyada Euro bee loo yaqaano championka ayaa
Xalay waxaa ka dhacday ciyaar lama filaan ah ka dib waxaa
Halkaa ka dhcay ciyaar u muuqatay mid lama filaan ah

Waxaa qeybtii hore ee ciyaarta Gool keensaday kooxdii loo
Martida ahaa ee Liverpool daqiiqadii 8 ee ciyaarta waxaana

U dhaliyay ciyaar yahankooda afka hore uga ciyaara ee
Torrs markaasi ka dib ciyaarta waa kululaatay waxaana
Daqiiqadii 31 goolkii Breejada keenay ciyaar yahnka la yiraah

Ivonavich oo isagu Binji ka ahaan jiray kooxda Chelsea
Hadaba weerar iyo weerar celin ka dib waxaa goolkii labaad
Heshay kooxda Chelsea waxaana u saxiixay isla Ivonavich

Waxaa loo baxay kaampiyihi kadib waxaa la is lahaa ciyaarta wax
Baa iska badli doona oo Liverpool wacdaro ayeey dhigi doontaa

Balse sidaas ma noqon oo kooxdii Chelsea waa ay Bahaloowday
Waxaana ay dhashatay Goolkii Saddexad hadba taagerayaasha
Chelsea ayaa kor u kacay qaadayna amanta naadiga Bluga oo isagu

Aan waligiis arag Champion hadaba waxaa halkaasi ka dhacday Filan waa oo ciyaartii ayaa intaas ku soo dhmaaty

Balse ciyaarta hartay ayaa loo balansan yahay Guriga Chelsea
Oo marti loo noqon doono
Towobaraha kooxda Liverpool ayaa sheegay in ay wacdaro dhigi
Doonan lugta hadhay iyadoo dhanka kale Guus Hiddik waa towobaraha Chelsea uu sheegay in aanay jirin cida ka hor taagay

Qaadista Championka mar hadii uu soo garacay Liverpool oo naadi Champion ahaa hadaba waa la wada sugi sideey noqon
Mohamed Rashiid

Xafiiska Bosaso

Advertisements
 
Comments Off on Liverpol:Chelsea ayaa xalay soo baday Ka dib—

Posted by on April 9, 2009 in Uncategorized

 

Comments are closed.

 
%d bloggers like this: