RSS

Chelsea 4-3 Bolton Ciyaar adag ayeey ahayd

13 Apr

chelsea fc
Bosaso:Ciyaarta oo u muuqatay mid ay guusha la wareegaty
kooxda Chelsea ayaa mar kaliya is badal ku dhacay
ayadoo oo Goalal kala duwan oo gaaraya 4 goal ay

Hogaamineyso ayaa waxaa loo baxay kala waregi Ciyarta
ama Kampiaha ayaa waxaa is badal weyn isku soo aameyay

Kooxda Bolton waxaana ay Shabaqa kooxda Chelsea ay ku
Hubsadeen Golal Garaya Saddex gool waa tahay hadaba

Taagerayaasha kooxda Chelsea ayaa sheegay in
Towobare Guus Hindik uu ku qaldamay markii
uu dhwxda u baneyay Kooxda Bolton

Asaga oo isku mar saaray Lampard iyo Drogba oo afka Hore
ka ciyaara Laba Goolna Dhaliyay ciyaartaasi hadaba

Golasha Chelsea waxaa Furay Bllack waxaana Labeyay Drogba

Ayadoo Gool Recore ah uu dhaliyay Lampard waxaana
gool kale sii raacsaday Drogba oo aad moodo in uu car car la soo baxay

Hadaba waxaa halkaasi ku soo dhamatay ciyaartaasi 4iyo 3 oo waxaa
la oran karaa Chelsea si dirqi ah ayeey ku badisay maadama

ay laacibinteda inta badan ay u keydsaneyso Championka ay
la ciyaari doonto kooxda Liverpool oo iyada gurigeda looga soo
badiyay markana lagu ciyaarayo guriga Chelsea

Mohamed Rashiid

Xafiiska Bosaso

Advertisements
 
Comments Off on Chelsea 4-3 Bolton Ciyaar adag ayeey ahayd

Posted by on April 13, 2009 in Uncategorized

 

Comments are closed.

 
%d bloggers like this: