RSS

Nairobi:Ciyaartoyda Ugu Hodansan oo la soo saaray

13 Apr

david-beckham Nairobi
-wargeyska Forbes magazine oo ah wargeys ka faalooda dadka ugu hantida badana, kooxaha ugu hanyida badan, ciyaartoyda ugu hantida badan, madaxweynayaasha ugu dhaqaalaha badan iyo shaqsi waliba oo aduunkaan ku nool oo hanti leh ayaa baahiyay markaan 20 ciyaartoy ee ciyaara kubada cagta ee ugu hantida badan ama ugu mushaarka badan gaar ahaan 2008

David Beckham ayaa safka hore kaga jira list la soo saaray oo ah laacibka hogaanka u haya , Ronaldinho iyo Kaka oo ay isku koox yihiin ayaa list safka hore kaga jira (top 20).

horyaalka dalka England ayaa ah kan ciyaartoyda ugu badan list ku leh (English Premier League), waxaana list kaga jira 9 ciyaartoy oo ka mid ah 20kaasi ciyaartoy. horyaalka Serie A ayaa list ku leh 5 ciyaartoy , laakiin hadii Beckam lagu daran 6 ciyaartoy ayeey u noqoneysaa, horyaalka La Liga of Spain ayaa 4ciyaartoy ku leh.

David Beckham ayaa 2 dii sano ee ugu danbeysay wuxuu dhaqale fiican ka soo galay Motorola iyo Adidas oo uu u sameeyo xayeeysiin, halka Lionel Messi uu $7 million uu sanadkaan ka sameeyo xayeeysiin kaliyaha.

hadaba sida ay u kala horeeyaan 20-ciyaartoy iyo list oo dhameystiran sida ay leedahay Forbes, waxeey kala yihiin sidaan iyadoo ciyaartoyd qaar ay amaah ahaan kula joogaan kooxo kale oo aan koxahoodii rasmiga aheyn sida aad list ka arki kartaan .
1-David Beckham $46m AC Milan/LA Galaxy Serie A/MLS

2-Ronaldinho $33m AC Milan Serie A

3-Thierry Henry $28m Barcelona La Liga

4-Kaka $22m AC Milan Serie A

5-Cristiano Ronaldo $21m Manchester Utd Premier League

6-Lionel Messi $18m Barcelona La Liga

7-Frank Lampard $18m Chelsea Premier League

8-Wayne Rooney $18m Manchester Utd Premier League

9-John Terry $18m Chelsea Premier League

10-Steven Gerrard $18m Liverpool Premier League

11-Michael Ballack $15m Chelsea Premier League

12-Ronaldo $15m Corinthians Brasileiro

13-Fabio Cannavaro $15m Real Madrid La Liga

14-Francesco Totti $15m Roma Serie A

15-Zlatan Ibrahimovic $14m Internazionale Serie A

16-Andriy Shevchenko $14m AC Milan/Chelsea Serie A/PL

17-Rio Ferdinand $14m Manchester Utd Premier League

18-Didier Drogba $12m Chelsea Premier League

19-Raul $12m Real Madrid La Liga

20-Alessandro Del Piero $11m Juventus Serie A

Aniso Macalin ali
Xafiiska Nairobi

Advertisements
 
Comments Off on Nairobi:Ciyaartoyda Ugu Hodansan oo la soo saaray

Posted by on April 13, 2009 in Uncategorized

 

Comments are closed.

 
%d bloggers like this: