RSS

Towobarayaasha Guul doonka ah

14 Apr

superz09 Kampala:Waa Lugtii labaad horay Chelsea ayaa waxa ay ku soo badisay guriga Liverpool
kooxda Chelsea oo aad u mooday in ay lama Filaan ku ahayd guushaasi ay ka
gaaren Liverpool, balse caawa ayaa mar labaad la wada ciyaaraya waxaana

la joogaa Guriga Chelsea oo lagu yaqanay in aan gurigeda looga badin
balse xaalada sidaa waa ay ka badalan tahay hadaan qodob qodob u
soo qaadano waxaa shir saxaafadeed qabtay macalinka kooxda Liverpool

Rafail Benits: oo sheegay in aanay macquul ahayn in ay kooxda Gadudan
sidan uga hadho Championka oo uu sheegay in kooxdani khibrad u leedahay
isagoo intaa raacay In Captanka kooxda Liverpool Gerrd uu caawa wacdaro
ka dhigi doono Guraga Bluga uuna filayo Golasha looga bahan yahay Liverpool
in ay keeni donto balse Dhinaca Chelsea maxay Ka yiraahdeen arintan

Guus Hiddink: oo ah macalinka Chelsea waxaa uu shir ka sheegay in caawa ay
rajeynayaan Guul la mid ah tii ay ka Gaaren Anfeild oo ay 3gool kaga soo badiyen
kooxda Liverpool hadaba waxaa garabkiisa fadhiyay Ricardo Carvalho oo isagu
buuxin doona booski Captan TERRY oo caawa ka maqan ciyaartan waxa aya
rajeyeen guul

Hadaba marka aad eegto ciyaarihii soo dhex maray labadan naadi waxaa
inta badan guusha lahaa Liverpool oo iyadu jabisay Ricod chelsea yaalay
oo ahaa in aan gurigeda looga badin ilaa sanadii 2004 taasi malaha
la is yiri waa ay ka careysiisay Chelsea balse waa loo joogaa halkay wax
ku soo dhamadan balse labda Towobare waxba iskuma reeban

Farxaan muse
Xafiiska Kampala

Advertisements
 
Comments Off on Towobarayaasha Guul doonka ah

Posted by on April 14, 2009 in Uncategorized

 

Comments are closed.

 
%d bloggers like this: