RSS

Nairobi: Chelsea oo u soo baxday Finalka F A Cup

20 Apr

superz09 Nairobi Waxay u ahayd guul kale oo u labeynaysa guulihii ay ka
gaaren ciyaarha koobka naadiyada Eurob markii 6 daqiiqoa markii ay ciyaarta kja harsantahay wuxuu kooxdiisa Chelsea u dhaliyay goalka guusha ee 2-1 ay kaga taqalustay kooxda Arsenal ,
iyadoo tagtay ciyaarta kama danbeysta ah ee koobka FA Cup
oo finalaha la ciyaari doono May 30.
Drogba goalkaan wuxuu u ahaa gaolkii 8-aad ee uu ka dhaliyo kooxda Arsenal tan iyo markii uu ku soo biiray Chelsea isagoo ka yimid Olympique Marseille, waxaana goalashaasi ku jira kii uu ka dhaliyay League Cup final in 2007.

Chelsea waxey sidaan ugu soo baxaday markii 2-aad mudo 3 sano gudahood ah finalah tartankaan waxeyna haatan isku diyaarineysaa sidii ay ula ciyaari laheyd kooxdii soo badisa kulanka maantay dhex mari doona Manchester United iyo Everton.

Guushaan ay Chelsea xalay ka gaartay kooxcda Arsenal waxey u tahay mid taariikhi ah maxaa yeelay waa markii ugu horeysay oo ay ka Chelsea kaga adkaato FA Cup Arsenal tan iyo 1947.

Theo Walcott ayaa Arsenal farxad aan meelna gaarin u bilaabay markii uu gaolkii ciyaarta ugu horeeyay u dhaliyay 18th-minute , laakiin intii aysan dhamaan qeybtii hore waxaa soo bareejeeyay Florent Malouda in the 32nd.

Hiddink oo kooxda Chelsea si kumeel gaar ah u maamulaya ilaa iyo dhamaadka xagaagaan ayaa, dib ugu laaban doona shaqadii uu u hayay xulka Russia’s national team. Wuxuu sheegay inuu ku dagaalami doono sidii uu kooxda ugu qaadi lahaa tartankaan faca weyn ee taariikhiga
Hadaba waxaa xalay u soo baxay kooxda Everton oo Finalka koobkan timid
markii ay Regore kaga badisay Man utd

Aniso macalin Ali
Xafiiska Nairobi

Advertisements
 
Comments Off on Nairobi: Chelsea oo u soo baxday Finalka F A Cup

Posted by on April 20, 2009 in Uncategorized

 

Comments are closed.

 
%d bloggers like this: