RSS

Bosaso: Dood dhex martay Taagerayasha Man Utd iyo Arsenal

27 Apr

superz09 Bosaso: Qaar kamid ah dhalinyarada taagerta labada naadi ee
reer England waa Arsenal iyo Man utd ayaa maanta
waxaan dood ugu qabanay xafiiska superz09 ee magalada
bosaso hadaba waxa ka qeyb galaya Yusuf abdi rashii iyo

mohamed Cilmi oo kala taagra naadiyashas aanu kor ku
soo xusnay waxayna u dhacda sidan:

Superz09: Maxaad ka fili kartaa ciyaartan adigoo dhinacyo badan
ka eegaya waxaa ka jawabaya Yusuf Abdirashiid ?

Yusuf: Runtii waxaan isla nahay laba naadi oo reer Bretan ah
waana is garaneynaa ee waxaan hada dhow qaadnay koobka
Carlin cup hada waxan ku han weynahay inaan qaadno Premierlegue

sidoo kale waxaan rajeynaynaa Championka in aan cidlo ka qaadi doono
maadma cida nagu aadan ay tahay Arsenal oo aan ciyaar garaneyno

Superz09: Haye maxame cilmi Idinkana maxaad Fileysaan ?

Mohamed: waxaan ka badinay Premierlegue dhawaan man utd
sidoo kale waxaan soo tunay naadiyaal iyada ka Tun weyn sida
Vila real oo man utd garaacday hada ka hor waxaana ka fileynaa

in aan cashar lama ilaawan ah u dhigno Man utd oo championka
ka madobeyno oo ay harto ayaan fileynaa

Superz09: Towobaraha kooxda Man utd waxa uu joogay ciyartii u
danbeysay ee Arsenal maxaa la oran karaa waa uu xadayay oo naqshad ah ?

Mohamed: Asagaba waa ogyahay in aanay Arsenal hal naqshad kaliya
ku ciyaarin ee waxa uu jeclaystay in uu iska daawado Ciyaarta Arsenal

Superz09: Haye Yusuf maa kuu muuqdaa rayiga uu mohamed sheegay ?

Yusuf: Waxaan oran lahaa halaga war dhowro wacdaraha Man utd
ay dhigi donto waxaana xusid mudan in lugta hore ay tahay guriga
man utd

Aad baad u mahadsan tihiin labadinaba waana idin kaga mahad celinya
sidaa aad uga qeyb qaadateen Doodan ku aadan labada naadi ee
Man utd iyo Arsenal ee 29 bishan ku ciyaraya magalada London

Mohamed Abdi Rashiid

Xafiiska Bosaso

Advertisements
 
Comments Off on Bosaso: Dood dhex martay Taagerayasha Man Utd iyo Arsenal

Posted by on April 27, 2009 in Uncategorized

 

Comments are closed.

 
%d bloggers like this: