RSS

Ciyaarta Ugu Adag Warega Afarta

27 Apr

lamps-eto Kampala:Ciyaartani oo ah mid aad u adag waxa ay lugta hore ka dhaceysaa
guriga Barcelona ee Cam New iyadoo diyaar garowgeda uu ka
muuqano guud ahaan magalada Barcelona horay waxa ay

kulmeen min laba mar waxana ay guusha u kala raacday bar bar dhac
oo macnahedu yahay in mid walba ay laba goor badisay balse haatan
kooxda badisa waxa ay noqon doontaa koox dhibco dheer

hadaan fiirino sida ay u soo kala badiyeen ayaa waxaa
ka soo qaadan karnaa kooxda Chelsea ayaa waxa ay
soo reebtay Juiventus iyo kooxda Liverpool oo ay Iskor

Kaga soo badisay hadaba waxaa ciyaartaasi oo la
filayay in ay kooxda Liverpool ku badini doonto

Hadaba Chelsea ayaa sanadkani waxaa u soo baxay
howl adag oo waxa ay 28 bishan la ciyaraysaa kooxda
iyadana wacdaraha dhigtay ee barcelona oo ay balansan
yihiin Camp new ciyaartani waa mid adag maadama

ay labada kooxod ka soo baxen laba naadi oo adag
kooxda Barcelona waxa ay ka soo gudubtay Bayer munich
oo ay kaga soo badisay golal gaaraya Shan gol

hadaba haadan fiirino sidoo kale waxaa ciyaartsi
ku xigi doona ciyaar kale oo dhex mari donta
Man Utd iyo Arsenal oo iyadu sanadkani
qeybaha danbe ee Championka timid waxana
Afartaasi kooxod laga rabaa labada koox ee Finalka u tagi

Dona dalka Talyaniga gaar ahaan garonka kooxda Roma ee
ay soo tuntay koobkana ka reebtay kooxda Arsenal

Farxaan Muse
Xafiiska Kampala

Advertisements
 
Comments Off on Ciyaarta Ugu Adag Warega Afarta

Posted by on April 27, 2009 in Uncategorized

 

Comments are closed.

 
%d bloggers like this: