Bosaso:
Waxay u ahayd farxad wayn marka laga eego dhinac
maxaa yeelay waxa ay afar dhibcood u jirsaneysaa
kooxda hogaanka haysa ee Barcelona kooxda real
xalay waxaa la oran karaa waxaa u shaqeynayay
Captanka kooxdaas Raul oo isagu sadex ka mid
ah afarta gool dhaliyay dad fara badan oo dawanayay
ciyaartaasi waxa ay filayeen maadama real gol lagala
hor maray in ay real kalinteeda ay ku fakaraysay ay
sidaas ku weyday hadba kubad uu ka soo shaqeyay
Ramos ayaa waxa uu u soo dhigay raul oo ku jiray
xariiqda goosha captankana waa uu saxiixay goolkasi
maadam ay ahayd meesha lagu ciyaarayo guriga
Savila waxaa goolkii labaad keensatay savila qeybtii
danbe ee ciyaarta taasi oo real ku dhalisay in ay fadhiga
ka kacaan Raul gonzalis ayaa goolkii labaad saxiixay
hadaba wixii intaas ka danbeyay real way sii wadatay
goolashedii waxayna gaarsiisay Afar gool iyo Labo
Marcelo ayaa soo qatimay feestadii real madrid
waa u farxad real guushan maadama Barcelona loo
qoor qabtay ciyaartii ugu danbeysay markii ay la ciyartay
Valencea hadaba horyaalka haatay ayuu ugu xiiso badan yahay
maadma sabtida soo socota ay wada kulmi doonan
real iyo barca oo iyagu isku ciil cunsan waanu wada sugeynaa
ciyaartasi
Mohamed Rashiid
xafiiska Bosaso