RSS

Mogdisho:Xafiiska Qaabilsan Gacan siinta Ciyaartoydii Qaranka oo la furay

28 Apr

somali sports Mogdisho:
Waxaa dhwaan magalda Mogdisho laga furay xafiis ka jawaba
Baahiyaha ay qabaan ciyaartoydii hore ee somali kuwaasi
oo ku dayacnaa mudo dheer gudaha dalka somali

Hadaba wareysi ay BBC la yeelatay Siciid jamac Qorsheel ayaa
waxa uu ku sheegay in si toos ah loo furay xafiiskasi haatana
uu shaqeynayo Markii aan aragnay dayaca haysata Ciyaartoydii

Qaranka somalia ee ku nool caasimada dalka iyo goboladaba waxaan
goaansanay in aan furno xafiiskanai oo wax weyn ka badali doono
baahiyihi ay qabeen ciyaartoyda qaranka ee hore taasi

ayaa waxaa aad u soo dhawyay dadka ku nool magalada mogdisho
gaar ahaan bahda Sportiga iyadoo arintani la sheegay in uu gacan
ka geystay socod siinteda wasiirka Sportiga ee D.F.G somalia

waana wax loo baahn yahay maadama ay
dayaca fara badan ka dhargeen ciyaartoydii hore
ee somalia ee iyagu gudaha dalka ku dhaqnaa

hadaba maadaama xafiiskani yahay mid dabooli
doona baahida cayartoyda da’da ah ayaa waxaa
la filayaa in ay soo yarato madama ay xafiis u furtay

dowlada iyo waliba rag ka tirsanaa ciyaartoydii qarankeena
somalia waana arin runtii lagu farxo mudo badan ayaa waxaa
websetyada laga dawanayay dayaca ciyaartoydaasi

Mohamed Abdirashiid
Xafiiska Bosaso

Advertisements
 
Comments Off on Mogdisho:Xafiiska Qaabilsan Gacan siinta Ciyaartoydii Qaranka oo la furay

Posted by on April 28, 2009 in Uncategorized

 

Comments are closed.

 
%d bloggers like this: