RSS

Ciyaar Adag oo dhex mari donta Arsenal Vs Manutd

29 Apr

superz09 Bosaso:Hadalo badan ayeey saxaafad isku dhaafsdeen
walina waa ay socdaan hadaladaasi labadan qubaro
ee Wingar iyo Fargson ayaa waxa ay isku soo baxeen

Koobka Championka warega afarata ka dib markii ay ka
soo kala badiyeen Porto iyo Vila Real hadaba waxaa
sugaysa ciyaar adag oo ka duwan mida ay ku kulmaan

sanad walba ee Horyaalka wadankooda hadba sida
la shaaciyay maanta waxa dhinaca badiska ku badnaa
kooxda ManUTD balse kooxda Arsenal ayaa iyana ka dhicn
adebayor maadama kulankii ugu danbeyay ee ay wada ciyaaran ay ka
badisay kooxda Mn Utd Qubaro ku xeel dheer dhinaca Sportiga
Bretain ayaa sheegay in ciyaartani noqo doonto mid ka duwan

kana adag Mida Horyaalka wadankooga taasi Waxaa la oran karaa
waa hadal sax maadama Ay kulankani hada ay ciyaarayan kuwii ka horeyay la soo kulmeen naadiyo ka kala socda dhamaan dalalka Eurob
ronaldo ciyaar yahano ay ku faanayan ayaa soo safan
doona caawa sida dhinaca Arsenal Vabregas iyo Edbeyor rag kale oo badan Championkana
wax ka yaqaan waxaana ay rajeynayaan dhamantood guul hadaan eegno dhinaca

Man utd Waxaa caawa soo safan doona
Xidiga Brown iyo Ronaldo Tevsh hadaba
Waan sugi doonaa halka ay isla maraan

Mohamed AbdiRashiid

Xafiiska Bosaso

Advertisements
 
Comments Off on Ciyaar Adag oo dhex mari donta Arsenal Vs Manutd

Posted by on April 29, 2009 in Uncategorized

 

Comments are closed.

 
%d bloggers like this: