RSS

Kooxda Chelsea oo xalay Shabaqeda ka dhowrtay Goal:Chelsea Vs Barcelona

29 Apr

superz09 Bosaso:Kulankani ayaa waxaa uu ahaa mid si aad ah Isha loogu hayay
waxaana marti loo ahaa Kooxda Barcelona sida in badan oo
ciyaaraha daawata ay la socoto ciyaarta inta aanay bilaban waxa ay

labada macalin eey shegen in ay filanayaa guul balse midna
ma carabaabin guusha inta ay la egtahay Taasi ayaa kuu cadeeynaysa
in ay kala baqanayen dhinaca Awooda hadaba markii ay ciyarta balabatay

waxaa weeray aan kala Go lahayn qaaday kooxdii martida
loo ahaa ee Barcelona balse wax natiijo ah kama
keenin marka la eego xidigii Afka hore uga safanayay dhankana waxaa ka muuqday labada Towo bare

superz09Barcelona oo la ogaa wacdarihii ay ku dhigeen kooxda
BayerMunich oo ay gurigooda ku gaarsiiyen goolal
Afar ah Hadaba waxaa si aad ah ay Chelsea isha ugu

Haysay Lion Messi oo ay saartay in ay xiraan ilaa
Saddex ciyaar yahan oo kala ahaa ALEX, Bosinguwa
iyo mar mar uu caawinayay Terry taasi ayaa ku Tuseysay

Chelsea in ay u bareertay Difaac hadaba waxaa dhinaca
Chelsea calaamda Jaalaha ka qaatay Bllack iyo ALex

Taasi macnahedu waa hadii ay mid kale ku darsadaa
ciyaarta soo socota ay ahaan doonan waxa afka qalad
lagu yiraahdo Nex Much oo ciyaartoyga maqnaan doono
hal kulan
Guus HinddkDhinaca kooxda Barcelona waxaa iyagana calamada ka
qaatay Puyol iyo Toure Hadii ay ku darsadaan mid kalena
waa ay maqanaan doonaa ciyaraha danbe hadii ay ka gudbaan
chelsea ciyaarta waxa ay ku soo dhamatay Chelsea ooo
Goalkeda ilaashaneysa iyo Barcelona oo ku daasha in ay
Goal Keento hadaba kulanka danbe ee guriga chelsea ayaa

la filayaa in lakala baxo maadama uu yahay kulanka
ugu danbeyay ay isku arki doonan labadan naadi

Mohamed Abdi Rashiid

Xafiiska Bosaso

Advertisements
 
Comments Off on Kooxda Chelsea oo xalay Shabaqeda ka dhowrtay Goal:Chelsea Vs Barcelona

Posted by on April 29, 2009 in Uncategorized

 

Comments are closed.

 
%d bloggers like this: