RSS

Kala Horeynta Horyaalka Spein

03 May

la-liga Bosaso:Waxaa Gaba gabo ku sii dhow adhmaan Horyaalda dalaka Italia England Iyo Spain
kuwaasi oo ay hada si xalal ah u kala hogaaminayaan kooxaha Barcelona
Man Utd Iyo Inatarnationale Milano oo ka dhisan Dalka Talyaaniga hadaba
waxaan halkaan idinku soo Gudbinaynaa Horyaalka Spain oo isagu u muuqda

Mid lagu kala baxay Kooxda Barcelona ayaan qaadatay ayaa la Oran karaa
marka ay ciyaarto ciyaarta Ugu horeysa ee ay ku ciyaareyso Camp New
Shaxduna waa sidan:

Barcelona 34 100-28 85
Real Madrid 34 79-41 78
Sevilla 33 46-38 57
Valencia 33 62-47 56
Villarreal 33 49-44 55
Atletico Madrid 33 67-54 52
Malaga 33 52-51 51
Deportivo 33 43-43 50
Mallorca 33 43-51 42
Valladolid 33 42-51 41
Almeria 33 40-52 40
Athl.Bilbao 33 44-54 40
Santander 33 44-42 39
Real Betis 33 47-53 37
Osasuna 33 37-41 36
Espanyol 33 34-46 35
Getafe 33 43-52 34
Gijon 33 39-72 33
Huelva 33 30-50 30
Numancia 33 35-66 28

Mohamed Abdi rashiid (Akhiyaar)
Xafiiska Bosaso

Akhiyaar09@hotmail.com

Advertisements
 
Comments Off on Kala Horeynta Horyaalka Spein

Posted by on May 3, 2009 in Uncategorized

 

Comments are closed.

 
%d bloggers like this: