RSS

Kooxda Intarnationale oo U muuqata Mid Horyaalka Meel dhigatay

04 May

Inter Milan Football Club Wallpaper ROME (AFP) – MILAN(AP)—Inter Milan ayaa qeybtii danbe ee ciyaarta
waxey Lazio kaga dul tilaabsatay 2-0 , iyadoo horey u qaaday tilaabo
ay ku qaadeyso horyaalkii 4-aad ee isku xiga ee Serie A title.

guushaan waxey siineysaa Inter iney 10 dhibcood ka saramarto
kooxda kaalinta 2-aad ee AC Milan, taasoo 7 dhibcood ka soo
dhigi karta hadii ay galabta ka adkaato Catania.

Zlatan Ibrahimovic iyo Sulley Muntari ayaa u kala dhaliyay
kooxda horyaalka difaacaneysa 2-da goal,Inter ayaa kulankaan soo xadirtay
iyadoo aan wax guul ah gaarin 3-dii kulan oo ugu danbeysay.

Inter waxey haatan leedahay 77 dhibcood , halka kooxda ay walaalaha yihiin ee Milan ay ka
leedahay 67 ,Juventus oo 3-aad ku jirta ay leh 65..Hadaba horay waxaa looga soo reebay
kooxdani Inatarnationale koobkii Naadiyada Eurob waxaana afka Ciida U dartay naadiga
Man Utd oo iyadu gurigeda kaga badisay hadba Guushan AY intar ka gaartay horyaalka
ee haatanba u saamaxay in ay Koobki qaado oo wax yar ka xigto waxaa la oran karaa
waxaa Qeyb ka lahaa Morinho oo isgu Dhiiri galin Ku waday ciyaartoyda asagoona
u mahd celiyay AFka hore ee Inatar Ibrahimvich oo uu dheegay in Guushaasi
Qeyb weyn ka leeyahay kooxda Milan ayaa iyadu haatan soo buuxsatay kaalinta
Labaad aydoo sandka Danbe ka qayb gali doonto koobka Eurob

FARXAAN JAAMAC CISE
XAFIISKA KAMPALA

Advertisements
 
Comments Off on Kooxda Intarnationale oo U muuqata Mid Horyaalka Meel dhigatay

Posted by on May 4, 2009 in Uncategorized

 

Comments are closed.

 
%d bloggers like this: