RSS

Nairobi:Wasiirka Sportiga Ayaa lagu marti qaaday Furitaankii LL PP Jeenyo

04 May

Wasiirka Sportiga Colaad Nairobi:Kulankani oo aya soo agaasimeen dhamaan dadka Isbortiga ku
xiran gaar ahaan dhlinyaradii Hore ee u ciyaari jiray Naadiga
Jeenyo ee barisamaadki ka jiri kiray dalkeena Somalia

Hadabd waxaa lagu marti qaaday Wsiirka sportiga ee somalia
Mudane: Suleymaan Colaad rooble oo isagu ku sugan magalada
Nairobi waxaa uu halkaasi ugu hampaleyey dakii soo Agaasimay

Xfaladni oo uu sheegay in ay yihiin dhalinyaro runtii u taagan Sare
u qaadida Sportiga Dalkeena Hooyo waxaana uu ugu hambaliyey
sida ay isgu xilqaameen horey u dhaqaajinta Mashruucani lagu

Yagleelayo dibna loogu habeynayo Naadigii (LL PP ) Jeenyo
ee kubada Koleyga somaliyeed ee bari dalkena ka ahaan jiray
Libaaxyada PPga hadba waxaa dhawaan dhaliyaro iyo

dadkii horay uga tirsanan jiray Naadigaasi ee ku dhaqanaa
dalalka Yurub is garansiiyen oo ay meel isla Dhigeen dib
U kicinta naadigaasi Iyadoo ay la Xiriirto Dhismaha naadiga

Ayaa dhawaan waxaa magalada Mogdisho tagay dhalinyaro
soo Eegta sida uu yahay xaalka PP ee somalia isla markaasna

waxa ay la kulmeen shamaan madaxda naadiyada PP ee ka
dhixan magalada mogadisho ee xarunta dalkeena somalia

Jeenyo qofkii barisamaad joogi jiray isla markaasna daawan jiray
ciayaaraha Koleyga ee somalia waa uu garanayaa sida aya ka
ahaayeen dalkeene somalia haatana dib ayaa boorka looga
jafay iyadoo dhawaana ciyaaro soo bandhigi doonaan

MOHAMED ABDIRASHIID (AQIYAAR)

Xafiiska Bosaso

Advertisements
 
Comments Off on Nairobi:Wasiirka Sportiga Ayaa lagu marti qaaday Furitaankii LL PP Jeenyo

Posted by on May 4, 2009 in Uncategorized

 

Comments are closed.

 
%d bloggers like this: