RSS

Tifatiraha Superz09 Mohamed Akhiyaar oo ka qeyb galay Xaflad Ka Dhacday Howlka Amal Plaza

04 May

Mohamed Akhiyaar Xafladani ayaa waxaa lagu maamusayay maalinta aas aaska
Naadiga Ex Garsoor ee magalda gaalkacyo ka dhisan hadaba
waxaa halkaasi ka hadlay maamulka Naadiga iyo Madax ka socotay

Shirkadaha Taakuleya Naadigaasi waxaana halkaasi laga shekeyay
mudadii uu dhisnaa Naadigasi ee Halka sano ahayd waxa uu qabtay
iyo waxaa uu Baahan yahay in Laga Taakuleyo Naadiga Ex Garsoor

Tafatiraha Superz09 Mohamed Abdirashii (Aqiyaar ) ayaa halkaasi
mahad balaran loogu soo jeediyay sida uu Arimaha Naadiga Dhinaca
Websetka Ugaga Qeyb qaato Tafatiraha oo ka Hadlay halkaasi ayaa

waxaa uu mahad balaaran u celiyay dhalinyrada iyagu isku Howlay
Dhisida Naadigani iyo sii wadida Howlihiisa asagoo ku soo gaabiyay
Hadalkiisa Tafatiraha In uu sii wadi doono taagerada naadiga ilaa
uu Magaca naadiga Galinayo Caalamka meel kastana lagala socon
doono’ Sidoo kale waxaa Halkaasi ka hadlay Xog hayayasha

Shirkadaha Taagera Naadiga dhinaca Maliyada iyo Lojistiga
Gaar ahaa maamulka shirkada Shirwac Co ee ka dhisan magalda
galkacyo ayagoona ugu hambaliyeyey Is xilqaanka ay sameyeen

Cabdi Caabi oo ah madaxa dhinaca xirirka gudaha ee naadiga
ayaa waxaa uu halkaasi ka sheegay in uu u mahd celinayo cida
ka soo qeyb qaatay taagida Naadigani hadaba waxa ay ku soo
dhamaatay xafladaasi Jawi qurxoon

Mohamed Abdirashiid (Aqiyaar)
XAFIISKA BOSASO

Advertisements
 
Comments Off on Tifatiraha Superz09 Mohamed Akhiyaar oo ka qeyb galay Xaflad Ka Dhacday Howlka Amal Plaza

Posted by on May 4, 2009 in Uncategorized

 

Comments are closed.

 
%d bloggers like this: