RSS

Bllack oo Qatar Ugu Jiro In Ciyaaraha laga fariisiyo

10 May

Garsoore Kampala: Wuxuu si weyn ugu xanaaqay garsoore Ovrebo oo diiday
inuu Chelsea u dhigo dhowr rigoore oo si cadaan ah loo wada
arkayay laakiin uu ku adkeysatay go,aankiisa ah inuusan dhigin .

“aad ayaan ugu niyad xumahay wixii ka dhacay garoonka ,”
Drogba ayaa sidaasi ku yiri war lagu soo daacabay Chelsea’s website xalay.

“waxaan raali galin ka bixinayaa luuqadii aan adeegsaday oo aan tusaale
fiican u aheyn dadkii ciyaarta daawanayay , gaar ahaan caruurta ,”
ayuu ku daray hadalkii lagu soo daabacay club’s official site (www.chelseafc.com).

Chelsea ayaa sidoo kale baahisay war ay ku sheegtay in Drogba ficilkiisii
uu aad u niyad jabiyay,taasoo ku dhamaatay 1-1 isla markaana Barca ay ku jartay ticket finalaha koobkaasi.

Chelsea fullback Jose Bosingwa ayaa sidoo kale raali galin ka bixiyay
wixii uu ku yiri garsooraha ciyaarta oo aheyd “a thief” tuug .

Dareenka ciyaartoyda chelsea ayaa noqday mid aad u kacsan dhamaadkii
ciyaarta taasoo uu sabab u ahaa garsooraha ciyaarta , iyadoo Barca’s Andres Iniesta uu
goalka uu ka dhaliyay 3-dii daqiqo ee lagu daray ciyaarta markii ay dhamaatay uu sidoo kale uu niyad jabiyay kooxda .

Barcelona ayaa haatan waxey ciyaarta final la ciyaari doontaa Manchester United
in Rome on May 27 markii ay ku soo baxaday wax loo yaqaa away goals .

balsea Bllack ayaa waxa uu wali ku adkeysanayaa in Arbitihii ciyaartaasi Ay FIFA ganaaxdo
ciyaarahana ka fariisido waa la ari doonaa halkay ku danbeyso xaaladasi

Farxaan Jamac Ciise
Xafiiska Kampala

Advertisements
 
Comments Off on Bllack oo Qatar Ugu Jiro In Ciyaaraha laga fariisiyo

Posted by on May 10, 2009 in Uncategorized

 

Comments are closed.

 
%d bloggers like this: