RSS

Kooxda Chelsea Oo ku Dur Durisay Arsenal

11 May

Maloda__superz09 Bosaso::Arsenal ayaa dar dar iyo awood kusoo gashay hase yeeshee mar kale ayaa
gurigeeda lagu garaacay tiro goolal ahna laga dhaliyey iyado loogu awood
sheegtay 1 – 4, waxaana goolasha kakala dhaliyey Ciyaaryahan Alex, oo
daqiiqadii 39′, N. Anelka, daqiiqadii 49′, iyo K. Toure oo ka dhaliyey
kooxdiisa (own.goal.), goolkii kaliya ee Arsenal waxaa usaxiixay 70′, N. Bendtner,
hase yeeshee waxaa goolkii Afraad ka dhaliyey ciyaaryahanka baalka bidix ugu
ciyaara kooxda Chelsea 86, F. Malouda. hadaba waxay u muuqatay in Chelsea Caradii ay
ka soo qaaday koobka Championka oo ay Fara Cidi leh kaga haratay ka dib markii
ay kooxda Barcelona ay fara cidi leh kaga reebay Albitarkii ciyaartaasi ee (OVerrebo)
oo isagu golal kala duwan oo Recoroyin ahaa ka diiiday kooxda Chelsea ciyaartaasi
oo markii danbe ku soo gabagabowday Hal iyo Hal Gool sidaasna ay Chelsea ku
Hartay hadaba waxaa la is lahaa kooxda Arsenal oo iyana isla wareegan lagu soo rebay
wacdaro ayeey dhigi doontaa balsea ma dhicin oo waxaa carada Xoogeeda Qabay koox
Blueska ee Chelsea waxayna ku soo Idlaatay 4-1 oo ka yaabisay taageraysha Arsenal

Mohamed Akhiyaar
Xafiiska Bosaso

Advertisements
 
Comments Off on Kooxda Chelsea Oo ku Dur Durisay Arsenal

Posted by on May 11, 2009 in Uncategorized

 

Comments are closed.

 
%d bloggers like this: