RSS

Anelka oo shegay in uu ka Tageynin Chelsesa Iyo Arsenal oo doonaysa Drogba

12 May

nicolas_anelka_and_didier_drogba_664122 Bosaso::Goal Dhaliyaha kooxd Chelsea ugana ciyaara Afka hore Nicolas Anelka
ayaa waxaa uu wax kama jiraan ku Tilmaamay waraka shegaya in uu ka
tagayo Naadigiisi Chelsea asagoo la hadlayay Thesun ayuu sheegay

Anelka in uu sii joogi doono Blues Team anayna Jirin meel uu ka aadayo
naadigiisa asagoona daboolka ka qaaday in uu Heshiis Cusub la galay
kooxdaasi Chelsea waxauu Yiri ::Anigu kama Tagi doona Chelsea wax
walbana waa Ok ayuu yiri Anelka Ciyaar yahan anelka waxaa uu ahaa

Ciyaar yan Qibrad xaga werrarka ah leh asgoona hada ku dhow in
uu ku guuleysto Goal dhalinta Horyaalka England

Dhinaca kale waxaa soo baxaya warar sheegaya in
Towobaraha koxda Arsenal wengar uu doonayo in uu
heshiis la Galo kooxda chelsea waxana uu kala hadli

Doonaa sida ay sheegayaan wararka Horu dhaca ah in Drogba
u soo wareego kooxdiisa Dhiiqada Dhex jiifta ee Arsenal

Hadalkani ayaa saxaafada si aad ah u hadal haysaa balsea
waxa soo shaaciyay The sun oo sheegay in baadi goobkaasi
socdo lamana oga in kooxda Chelsea ay hadalkaasi kaga

Yimid Arsenal Asmici doonto waxaana laga war dhowrayaa
waxa ay ka yirahdaa maamulka chelsea oo uu dalabkaasi
ku socodo lagu doonayo Drogba

Mohamed Aqiyaar

Xafiiska Bosaso

Advertisements
 
Comments Off on Anelka oo shegay in uu ka Tageynin Chelsesa Iyo Arsenal oo doonaysa Drogba

Posted by on May 12, 2009 in Uncategorized

 

Comments are closed.

 
%d bloggers like this: