RSS

Gerrd oo ku Guuleystay Bilada Ciyartoyga Xaga Aqlaqda

13 May

steven-gerrard_1122711c London:-Kabtanka kooxda Liverpool captain Steven Gerrard ayaa ku
guuleeystay abaal marinta sanadka ee ay dhigaan Ururuka Qorayaasha
dalka Ingiriiska,isaga oo noqday xidiga sanadka 2009-ka ee Football Writers’ Association (FWA).

Ururkaan oo ah urur ay ku mideeysanyihiin wariyaasha wax ka qora
Sportiga ayaa waxaa ay cod uqaadeen kabtanka kooxda Manchester United Ryan Giggs, oo
dhawaan ku guuleeystay abaal marinta ururka k/cagta ee dalka Ingiriiska PFA,weeraryahanka
kooxda Manchester Wayne Rooney.

Gerrard ayaa noqday ciyaaryahanki ugu horeeyey oo ka tirsan
Liverpool oo ku guuleeysta abaalmarintan tan iyo 1990,markaas
oo uu hantay laacibkii kooxda Liverpool John Barnes.

Ciyaaryahankan heerka caalami oo ah 28-jir udhashay dalka
Ingiriiska ayaa usaxiixay xulkiisa qaranka 14 gool 72 kulan oo
caalami ah oo uu usaftay,halka kooxdiisa Liverpool uu xilli
ciyaareedkan udhaliyey 23 gool 42 kulan oo uu usaftay.

Waxaana si aad ah loogu xasuustaa Golal ila Laba gaaraya
oo uu Taabsiiyaya Xili Ciyaaredkan Shabaqa Man utd
oo Iyadu sanakan Kacsanaydeen Gerrd ayaa aad u soo dhaweyay Abal marintaan

MOHAMED AKHIYAAR
XAFIISKA BOSASO

Advertisements
 
Comments Off on Gerrd oo ku Guuleystay Bilada Ciyartoyga Xaga Aqlaqda

Posted by on May 13, 2009 in Uncategorized

 

Comments are closed.

 
%d bloggers like this: