RSS

Intar oo Iyadana Xalay Xalaashatay Koobka Seria A

18 May

saadaq89@h Bosaso:Kooxda Inter oo ka dhisan magaalada Milano ee dalka Talyaaniga
ayaa hanatay horyaalka dalkeeda ka dib markii caawa lagu galgashay
kooxda Milan, sidoo kale waxaa iyadana caawa la garaacay
Real Madrid, guuldarooyinka ku dhacay Milan iyo Real Madrid
waxay faa’iido ugu jirtay kooxaha Inter iyo Barcelona oo
labadaba noqday Champion-ka Italy iyo Spain.
Kooxda Milan oo caawa la ciyaartay kooxda Udinese
ayaa lagu garaacay 2 – 1, waxayna ku jirtay kaalinta 2-aad
taasoo faa’iido weyn ay ugu jirtay kooxda Inter oo habeen danbe
Ciyaar xalay dhex martay kooxda Intar iyo Siena oo iyadu
si Cad ula wareegaty Koobka Seria A Talyaaniga waxaana
Ciyaartaasi oo ku bilaabatay si dar Dar leh Goal ku Furay
Campuyaso oo waxa labeyay Ciyaar yahan Mortuleti
Wxana U sadexeyay Ibrahimvich oo Quusiyay Siena
hadaba waa Horyaalkii 17 ee kooxda Intar Qaadato
waxaa loo hamapaliyey Maclinka kooxda Intar
Morinho oo isagu u suuro galiyay Intar in ay si
Qurux badan u qaadato koobka Seria A oo ay
Qaadaty markii 17aad waana Ay u Dabaal dagatay

MOHAMED ABDIRASHIID
XAFIISKA BOSASO

Advertisements
 
Comments Off on Intar oo Iyadana Xalay Xalaashatay Koobka Seria A

Posted by on May 18, 2009 in Uncategorized

 

Comments are closed.

 
%d bloggers like this: