RSS

Bllack oo saxiixay Hal sano oo Cusub

31 May

Michael_Ballack_815363a bosaso::Maanta oo ay Taariikhda ku beegan tahay 31/05/09 waxaa
heshiis Cusub la galay Kooxda Chelsea laacibkooda Khdka
Dhexe ee Bllack oo mudo ku sugnaa waxayna taasi meesha
ka saareysaa wararkii sheegayay in Bllack kku wajahan yahay

Kooxdiisii Hore ee Byer Munich ee Dlaka Germany hadaba
maanta Xfald lagu qabtay Howlka Shirarka Ee Chelsea waxaa
lagu soo ban dhigay in Michel Bllack uu mudo Hal sano oo Danbe
uu saxiixay Kooxdiisii Chelsea ka dib markii Ay dhawaan ku guleysatay

Koobka FA Cup ee ay kooxda Everton ku garacday 2–1
hadaba maamulka naadiga ayaa waxa uu gartay in
Bllack loo Kordhiyo Heshiiskisa oo hatan ay ka harsaneyd

Mudo 30 cisho ah mar uu la hadlayay saxaafada ayaa
waxa uu ku sheegay wareeysigiisa in uu ku faraxsan yahay
sii Joogistiisa Chelsea waxaana uu Yiri :: Mudo ayaa ka soo
ciyarayay Naadiga blueska waxaana ku Yeeshay saaxibo
badan oo aan jeclahay in aan ka garab ciyaaro oo aan ka

Garab safto sidaas ayaana ku Goaansaday in aan sii
joogo Chelsea Fc oo buu yiri haatan U ma maleynayo
in saaxibo badan oo aan ka maarmin

MOHAMED ABDIRASHID
XAFIISKA BOSASO

Advertisements
 
Comments Off on Bllack oo saxiixay Hal sano oo Cusub

Posted by on May 31, 2009 in Uncategorized

 

Comments are closed.

 
%d bloggers like this: