RSS

Chelsea OO xalay La Kacday FA CUP ka Dib Ciyaar Dhex martay Everton Vs Chelsea

31 May

FA CUP FINAL LONDON::: Xalay waxaa ciyaar aad loo soo agaasimay ay ka dhacday
garoonka Qaranka England hadaba sida lala wada socdo waxaa Koobkan ay
dhigto sanas walba Boqorada England ku Tar tama dhamaan naadiyada Heerka
Koowaad Iyo kuwa Heerka Labaad ee dlkaasi

Waxaa Finalaha wada Ciyaaray Chelsea Iyo Everton oo isku soo
diyaar gareyay labadaba sidii ay koobkani Lacagta badan u hanan lahaayeen waxaana halkaasi ku sugnaa Xoghayihii Hore ee Q.M Koffe Anan iyo Towobaraha Xulka dalka England Cappelo oo isgu si gaar ah isha ugu hayay Terry Iyo Lampard
maadama ay qaranka ka yihiin Xubno Muhim ah

Ciyaarta markii ay socotay 2 Daqiiqo ayaa Werreaeka afka Hore ee Luis SAHA waxa uu Goal Qurux badan u
u dhaliyay Kooxdisi Everton Taasi oo abuurtay weerar aan kala Go lahayn oo ay qaadan Kooxda

Chelsea hadba Daqiiqadii 34 ayaa Ciyaar yahn Drogba Goal Madaxa ah waxa uu ka
dhaliayay Everton Qeybtii Hore waxaa lagu kala Nastay Barejo Hal iyo Hal qeybtii danbe markii
la iskugu soo laabtay ayaa waxaa weerar aan caadi ahayn soo qaady weerar yahada Everton balse uma suuro galin in ay Goal keen sato

waxa ciyaarta badal ku soo Galay Miechel Bllack oo isgu ciyaarta wax weyn ka badalay
dhexda Chelsea taasi oo suuro galisay In Frank Lampard uu Goal Qurux badan ka dhaliyay
Shoutna ahaa la helay Shabaqa Everton kaasi oo Noqday Goalki Guusha

Hadaba waxaa halkaasi lagu gudoonsiiyay Bilado iyo Cup F A oo ay kooxdani hanatay
waxaana Gacantiisa ugu dhiibay wiilka ay Dhashay Boqorda Elespent waana markii Afaraad oo ay Chelsea ku Guuleysato Cupkani

Hadaba waxaa fikrado kala duwan ka dhiibtay Taagerayaasha Kooxda Blueska oo sheegay in Hadii UU sii Joogo Guus Hinddik ay Guulo badan Gaari lahyd kooxda Chelsea

oo ay Yiraahdeen waxaaa La haray Scolari oo in badn oo ciyaarihiisa ka mid ah laga badyay Farxaan Muuse oo ah ardey Ku sugan Dalka Musenbegue ayaa Superz09 waxaa uu u sheegay in Guulaha Chelsea ay sii Jiri Kraan hadii uu ku sii Nagado Guus Hindik Balse waxaa la shaaciyay in uu ka tagi doono Ciyartani ay ahayd tii Ugu

danbeysay ee UUu maclin ka Noqodo Taasi oo ay si aad ah Uga Xumaadeen Taagerayaasha Chelsea oo Wata Boarar ay ku qoran yihiin Do’nt Go Guus oo ay ula Jedaan Hanaga tagin Guus si kastaba ha ahaatee waxaa la filayaa dhawaan in macalin Cusub u yimaado Chelsea kaasi oo ah Crlo Anceloti oo ka Iman doono AC Milan

Dhanka kale wararka Ugu waaweyn ee maanta ka soo baxay Chelsea ayaa sheegaya in Heshiis Cusub lala saxiixday Mecheil Bllack oo mudo Hal sano ah Kor dhiyay Heshiiskii sii joogista Chelsea

MOHAMED ABDIRASHIID

XAFIISKA BOSASO

Advertisements
 
Comments Off on Chelsea OO xalay La Kacday FA CUP ka Dib Ciyaar Dhex martay Everton Vs Chelsea

Posted by on May 31, 2009 in Uncategorized

 

Comments are closed.

 
%d bloggers like this: