RSS

Carlo Ancelotti oo maanta macsalameyay AC Milan

01 Jun

375492_mediumsquare MILAN (AP)—Carlo Ancelotti ayaa iskaga tagay kooxda AC Milan,
isagoo u dhaqaaqay dhanka horyaalka Premier League gaar ahaan kooxda Chelsea.

Ancelotti ayaaku dhawaaqay go,aankiisa markiiay dhamaatay
kulankii ay Milan kooxda Fiorentina 2-0 kaga adkaatay kulankii
ugu danbeeyay ee horyaalka Serie A isla markaana ay ku xaqiijisay
booska 2-aad ee Champions League.
aniga iyo kooxdaba waxaan isku waafaqnay in la la soo afjaro
qandaraadkeyga oo ku ekaa 2010,” Ancelotti ayaa sidaasi yiri . “hada waan dhameyay .
waxaan ku iri nabad galyo.

Ancelotti ayaa si weyn loo hadal hayaa inuu noqon doono
macalinka kooxda Chelsea sanadka soo socda , markii uu ka
tagay Guus Hiddink oo sabatidii u qaaday koobka ugu faca weyn aduunka ee FA Cup.

Ancelotti ayaa Milan ku soo biiray 2001 wuxuuna u qaaday two Champions League iyo
halhoryaalka Serie A championship.

Brazilian Leonardo ayaa noqon doona macalinka AC Milan markii uu booskaasi
baneeyay Carlo Ancelotti, chief executive Adriano Galliani ayaa sidaasi sheegay.

ninkaan oo horey ugu soo ciyaari jiray Milan ayaa haatan wuxuu u
ahaa kooxda sporting director at the club

Xigasho: Waagacusub.com

Advertisements
 
Comments Off on Carlo Ancelotti oo maanta macsalameyay AC Milan

Posted by on June 1, 2009 in Uncategorized

 

Comments are closed.

 
%d bloggers like this: