RSS

Gerrd: Wax Macquul ah Maha in aan u Wareego Chelsea

02 Jun

Superz09 Nairobi:: Macalinka cusub ee kooxda chelsea ayaa
waxaa uu bilaabay in uu Galo suuqa si uu kooxda
Haatan Lacagta faraha Badan Heshay ee Chlsea Ugu raadiyo

ciyaartoy Ka Ciyaarta Kooxdaas oo Dhawaan Qaaday Koobka
Lacgta badan ee FA Cup Carlo Anceloto ayaa ilaa hatan
Dalabyada uu soo Qadimay dadka Uu afka ku dhuftay waxaa

Ka mid ah Alexcendaro Pato , AshleYong iyo Dlabkii ugu
danbeyay oo uu Gudbiyay Steven Gerrd oo Captan ka ah
Kooxda Liverpool ee dalka England Hadab sheekada ku

saabsan Gerrd hadaan si gaar ah u Eegno waxaa lagu donaya
ilaa haatan inta ay dhantahay lama soo bandhigin balse waxa
si aad ah loola yaabay Cptan koox Sumcad leh oo iib lagula
dag dag balse waxaa uu ku Macneeyay Manegar Anceloti

In ay ka mid tahay Deb u habeenta kooxda Blues oo haatan
gaarty Guulo badanoo ay ka gaartay Championka Iyo FA CUP oo ay
ku Guuleysatya Waxaana Guulahaasi gaarsiyay Guus Hinddik

oo haatan ku Noqday dalka Rusia oo uu Maclin ka yahay
maadama uu Chelsea ka ahaa Kumeel gaar uuna dhameystay
xili Ciyaareedkan

Gerrd arintiisa oo asaga wax laga weydiyay ayaa YIRI:: ChelSEA
WAA NAADI WEYN BALSE MA HUBO IN AY KA kHATARSANTAHAY
KOOXDA LIVERPOOL iyadoo loo Qaadatay in uu la yaabay Hanka maclin
Ancelonti oo haatan kooxdaasi u soo wareegay

Way adagtahay in aan ka tago kooxda Liverpool oo aan
mudo dheer ka soo safanayay ayuu ku soo gaba gabeyay
Gerrd hadalkiisa hadaba waxaa laga war dhowrayaa halka
uu ku danbeeyo Cirbta Chelsea oo lacag la Ciir ciiraysa

ANISO MACLIN ALI
XAFIISKA NAIROBI

Advertisements
 
Comments Off on Gerrd: Wax Macquul ah Maha in aan u Wareego Chelsea

Posted by on June 2, 2009 in Uncategorized

 

Comments are closed.

 
%d bloggers like this: