RSS

Tacsi: Inaa Lilahi Wa ina ileyhi Rajicuun MUQTAAR MOHAMED HIRAABE

07 Jun

tacsi Bosaso:: dhamaan shaqaalaha websetka superz09 meel kasta oo ay ku sugan yihiin dunida oo uu Ugu Horeyo
Tafaftiraha Bogan Sportiga Mohamed Abdirashiid

Tacsiyeenayaan Geeridii ku Timid maamulkii Idaacda Shabelle ee magalda mogdisho oo
maanta kooxo hubeysan ku Togten Suuqa Bakaraha

MUQTAAR MOHMED HIRAABE oo ahaa warayihii uga soo warami jiray magalda Mogdisho Golaha
radioga iyo televisonka Jamhuriyda Jabuti

Hiraabe waxaa uu qeeyb libaax kaga jiray warbaahinta somalia gaar ahaan mida
Mogadisho ilaa haatan lama garanayo cida sida tooska ah uga danbeyday dilka Agaasimaha

waxaa la socday markii la qaarijinyay wariye lagu magacaabo AXMED TAAJIR oo

isna ka howl gala isla idaacda Shebbele ee magalda mogdisho oo
dhaawac culu ka soo gaaray dhinaca caloosha Haatana lagu dbiibayo Cusbitaalka Madina ee magalada Mogdisho

waxaana uu saxaafda u sheegay in falkani ay fuliyeen dad madaxa soo duutay
aanay garaney

Dhamaan waxaa halkaasi tagay saxaafada somalida ee ku
sugnayd magalda mogadisho iyadoo HIraabe meeydkiisi

la keenay Cusbitalka waxanaa arintaan si weyn uga xumaday
shaqaalaha saxaafada Gobolka Banadir iyo Shaqaalaha
Golaha Radioga Iyo Talevesionka Jamhuriyada Jabuti

hadaba waxaa waayadan danbe sii kordhayay weerarada
lagu hayo saxaafda somalida kuwaasi oo ka imanay
dhinacyo kala duwan hadaba aniga oo ku hadlayo

magaca shaqaalaha Superz09 waxaan uga tacsiyenaya
shaqaalaha Shabelle iyo shaqalaha R.T.D oo uu masul
Uga ahaa Mogdisho

MOHAMED ABDIRASHIID

XAFIISKA BOSASO

Advertisements
 
Comments Off on Tacsi: Inaa Lilahi Wa ina ileyhi Rajicuun MUQTAAR MOHAMED HIRAABE

Posted by on June 7, 2009 in Uncategorized

 

Comments are closed.

 
%d bloggers like this: