RSS

Karim Benzema oo si Rasmi ah ugu waregay Real Madrid

11 Jul

Reuters) – Weeraryahanka xulka France Karim Benzema ayaa marki uu maray
baaritaankii xaga caafimaadka ahaa wuxuuu qalinka ku duugay 6 sano oo
hishiis aj kaasoo uu la saxiixaday Real Madrid xalay, ka hore intii uusan
hadalkiisa ka hor jeedin in badan 20,000 oo taageerayaasha Real ah oo
iskugu soo baxay garoonka Bernabeu si ay u soo dhaweeyaan.“aad ayaan ugu
faraxsanahay in aan u ciyaaro kooxdaan, anigoo raacaya wadadii qubarada aan ku da’yado ee
Zinedine Zidane and Ronaldo oo kooxdaan u soo ciyaaray. Thank you (Real president) Florentino Perez,” ayuu yiri 21-sano jirkaasi.
Benzema, ayaa wuxuu bartilmaameed u ahaa Manchester United, Barcelona iyo Inter Milan,
wuxuuna ku daray hadalkiisa: “Real oo ah koox weyn. Waan ku riyoon jiray in aan u ciyaaro mar uun.”
Xidiga Frenchman-ka ah wuxuu ka garab ciyaari doonaa xidigaha cusub ee dhawaan ku soo biiray kooxda eek ala ah Kaka and Cristiano Ronaldo.
Benzema, wuxuu noqonayaa ciyaaryahankii 4-aad ee heer caalami ah oo ku soo
biira the Primera Liga club’s fourth high profile xiliga kala gadoonka, wuxuu ka yimid
Olympique Lyon oo lagaga soo gatay 41 million euros ($57.07 million).

Superz09 Office

Advertisements
 
Comments Off on Karim Benzema oo si Rasmi ah ugu waregay Real Madrid

Posted by on July 11, 2009 in Uncategorized

 

Comments are closed.

 
%d bloggers like this: