RSS

Safarka WAYAHA CUSB MA EE PUNTLAND MA NABADOONIMAA MISE DAQAN DUMIS !!!

24 Jul

wagacusub Bosaso: Kooxdani oo saldhigoodu Yahay magalda Nairobi ee xarunta dalka Kenya
waa markii Ugu Horeysay oo ay Dalka Socdaal ku Yimaadan Tan iyo Markii
la Asasay Hadaba maxaad kala Socotaa waaqiciga saxda ah ee Ay xambarsan yihiin

Ma Nabadoonimaa mise waa Dhaqan Dooris? waxaa la yaab ah markii ay
showga ku qabanayeen magalda Galkacyo in ay ka soo qeyb galeen
Hoyoyin somaliyed kuwaasi oo ku Faraxsanaa sida ka muuqata wajiyadooda

Hadaba waxaa in badan Oo daba gal ku sameeysay Asal ahaan cida
Taagerta kooxdani isku taagtay In ay sawir Qaldan ka Bixiyaa
Dhilinta somaliyed la sheegay Taageeraan Dowlado waaweyn

Oo haatan aanan dooneyn in aan Afka ku Dhifto maadama
Dhalin yarad somaliyeed ee aan anigu ka mid ah intooda
badan ka war hayaan Howshaas iyo sida Ay iskugu

Xirantahay Hadaba Martiqaadka ay ku Yimaaden punt land
waxaa ku Taageeray idaacad ka mid ah idaacda maxaliga
ah ee ka dhisan punt land taasi oo iyadu u aragtay

marti qaadkaasi in uu yahay mid lagu heli karo Nabad Ay ku Naaloodan
dhalinta soo koraysa Maamulka Superz09 ee Bosaso ayaa waxaa ay
Arintaasi U arkaan mid Xumeynaysa Maskaxda Dhalinta reer puntland

Oo intooda badan ku Fakara sidii ay u sii Hormarin lahaayeen Stetkoda
punt land Una Arka Hadii la ay kooxdani Dhab ka tahay in ay ka Dagaan

Magalada Caasimada dalka ah ee Mogdisho oo ay ka Taagan yihiin Dagaalo
ay ka qayb qaadanayaan dhalinyaro da’Yar ah loona baahan Yahay in ka
waaniyaan Howshaas Ugu danbeyn waxaan aad Uga Xunahay in Dhalinta
Reer punt land ay ka aamusaan dhalinyaro qandaraas ku soo qaatay sidii
ay Inta maskaxdooda Fiican tahay ku qarqiyaan Cajalado macno weyn
aanan ku Fadhiyin waxaana leenahay WAAYAHA CUSUB SAFARKOODA PUNT LAND
MA NABADOONIMAA MISE DHAQAN DUMIS HORAANA LOO YIRI NINKA AAD KABAHA
KA TOLANEYSO KABIHIISAA LA FIIRIYAA

W/Q; MOHAMED ABDIRASHIID

XAFIISKA BOSASO

Advertisements
 
Comments Off on Safarka WAYAHA CUSB MA EE PUNTLAND MA NABADOONIMAA MISE DAQAN DUMIS !!!

Posted by on July 24, 2009 in Uncategorized

 

Comments are closed.

 
%d bloggers like this: