RSS

Mohamed Aqiyaar oo ka qayb gali doona siminaar ka furmi doona Galkacyo

30 Jul

Bosaso:: Tafaftiraha Superz09 Mohamed Abdirashiid Aqiyaar ayaa dhawaan safar ugu kicitimi
doona magalada Galkacyo xarunta Gobolka mudug safarkani ayaa
waxaa uu ku beegan yahay Siminaar ay Qaban Doonto Radio Hage

OO ka mid ah Idaacada ka jira gobolka Mudug kaasi oo lagu
kororsan Doono Hormarinta saxaafada Iyo in saxafada loo

Adeegsado nabada hadaba dadka lagu marti qaaday waxaa ka
mid ah Mohamed Aqiyaar isagoo ku sugan xafiiska Superz09
ee magalada bosaso ayuu waxa uu u sheegay in casuumad ka

soo gaadhay Radio Hage Galkacyo taasi oo loo sheegay in
uu ka soo qeyb galo Siminaarkaasi hadaba waxaa uu Tafatiraha
intaasi ku daray in siminaarkasi socon doono 2 ilaa 6 bisha

Ogost ee sanadka 2009 hadaba waxaa sidaa oo kale lagu marti
qaaday madax kala duwan oo ka tirsan saxaafada punt land
sida Codka Nabada Iyo Radio Daljir waxaa halkani oo ah

magalada bosaso laga qaba qaabinayaa xaflad sagootin ah
oo loo sameynayo Maamulshaa saxaafada Gudaha qaarkod

Isku soo wada duubo waxaa la filayaa in wax weyn ay ka soo
kororsan Doonan siminaarkani OO qabsoomi doona xiliga
aynu kor ku soo Xusnay waxaana la filayaa in waxa ay
ka soo siyaad sadaan u gudbin doonan saaxiibadooda ay
ka Sootageen

Nuuradiin Xareed Cismaan

Xafiiska Bosaso

Advertisements
 
Comments Off on Mohamed Aqiyaar oo ka qayb gali doona siminaar ka furmi doona Galkacyo

Posted by on July 30, 2009 in Uncategorized

 

Comments are closed.

 
%d bloggers like this: