RSS

1 Ogos oo caawa laga xusayo Stockholm!!!

31 Jul

2427643-Beautiful_Stockholm-Stockholm Bosaso:Madaxa warqabadka Superz09 u jooga magalada Stockholm
ee dalka Sweden Maxamed axmed Guled ayaa waxaa uu
ku soo waramayaa in caawa oo ay ku beegan tahay sanad
guuradii 11 ee dhismaha maamul goboleedka Punt_land

si weyn looga xusayo magaldaasi waxaana isgu ymid halkaasi
jaaliyada Pland ee dalka sweden oo si weyn ugu faraxsan in ay
xusaan sanad guuradani waxaana halkaasi iskugu yimid
bulshada qeybaheeda kala duwan sida Hoyoyinka caruurta iyo

dhalin yaro aad u fara badan waxaana laga daremayaa goobta xaflada
Saxmad aad balaaran Guuled ayaa intaasi ku daray in qaban qaabada
xafladani ay socotay waayadan waxana loo diyaar garbayay ayuu yiri

mudo 6 cisho ah hadaba waxaa uu halkaasi kula kulmay Guuleed
mid ka mid ah dhalinyarada xafladasi soo qaba qaabisay oo lagu
magacaabo Mohamed siciid Cali waxaa uu sheegay in ay ugu tala

habeenkani in uu noqdo mid taariikhda dadka reer Pland ee
ku dhaqan Sweden u noqda mid ay xasuustaan waligood

waxa sidoo kale jira bulshooyin kale oo ka soo qayb galay xafladaa
kana socda qeybaha kale ee somali sida Konfurta iyo W/ Galbeed somalia

waxaa la filyaa in ay soo gaba gabowdo ilaa 12 saqda dhexe ee caawa
Iyadoo dadka halkaasi iskugu yimid ay ka muuqato Qiiro wadan Jcely

Mohamed A rashiiid

Xafiiska bosaso

Advertisements
 
Comments Off on 1 Ogos oo caawa laga xusayo Stockholm!!!

Posted by on July 31, 2009 in Uncategorized

 

Comments are closed.

 
%d bloggers like this: