RSS

Captankii Kooxda Espanyol oo Goor Dhaweyd Wadnaha Istaagay!!!

09 Aug

den GalKacyo:: Dani Jarque oo hada dhow loo magacaabey Kabtanimada kooxda Spanyol ayaa hotelkii uu duganaa xili kooxdu tababar laheyd uu wadnuhu istaagey.isagoo qolkiisa ku jira ayuu teleefoon wuxuu kula hadlayey saaxiibadiis markaas ayuu halmar joojiyey

hadalkii taleefoonkiina ka dhacey wakhti ka dib ayaa mid kamida cayaartooyda kale ee Spoanyool soo galey qolkii Dani Jarque wuxuuna u qabey inuu hurdo balse markuu toosin
wayaayey ayuu si dhaqso ah u wacey Alarmi centaralka.
waxeyna dhakhtaradu markiiba sheegeen inuu dhintey oo wadnuhu staagey.
Sida ay qortey jariirada http://www.sport.es
ciyaaryahankaan difaaca uga ciyaara kooxda Espanyol
waxaa hadal hayey in ay gataan kooxo kale oo
Spbaanish ah.Dani Jarque wuxuu run ahaantii ahaa ciyaaryahan cajiiba dhinaca difaaca hadana soo

firffircoonaadey,kooxo badan baa hadal hayey
balse Espanyol ma dooneyn iney gadaan oo uu ka tago,
waxaa hada loo magacaabey Captan wuxuu horey ugu ciyaari jirey Tottenham wuxuu ahaa 26 jir.Ciyaaraha

Spain waxey seasonkaan bilaabanayaan 30 bishan

M.A.Rashiid
Xafiiska Galkcyo

Advertisements
 
Comments Off on Captankii Kooxda Espanyol oo Goor Dhaweyd Wadnaha Istaagay!!!

Posted by on August 9, 2009 in Uncategorized

 

Comments are closed.

 
%d bloggers like this: