RSS

Jose Morinho oo Raja Ka Qaba Chelsea fc

09 Aug

Jose_Mourinho_461000a GLKACYO: Inter Milan manager Jose Mourinho ayaa isagoo xanaaq ka muuqo
wuxuu sheegay inuu isku dayay sidii uu ciyaartoy ugu soo iibsan lahaa
kooxdiisii hore ee Chelsea laakiin ay xaajada ka dhigeen
mid adag oo oo aan laga gudbi karin markii ay beeca ciyaartoydaasu ka dhigeen mid aad u sareeya.
The Portuguese coach ayaa sheegay inuu aaday suuqa
ciyaartoyda ka hore inta uusna bilaaban Serie A league
dhamaadka bishaan—hayeeshee daqiiqad kasto oo uu isku dayay
inuu isku soo dhawaasho la sameeyo the southwest London wuxuu kala soo laabanayay niyad jab

“waxaan dareemay dhibaatooyin xoogan oo la xariira heli taanka ciyaartoyda Chelsea gaa ahaan imaanshahooda Inter Milan,”

Mourinho wuxuu sidaasi ka sheegay Beijing isagoo diyaar garow ugu jira kulanka finalaha ee Italian Super Cup final oo ay la ciyaari doonaan Lazio kaasoo ka dhici doona Olympic stadium, gaar ahaan buulka shinbiraha the Bird’s Nest.

“mar waliba waxaan isku dayay helida mid ka mid ah ciyaartoydaasi maadaama ay ii suuragal noqon weysay helitaanka 2-daasi ciyaaryahan, laakiin marba marka ka sii danbeysay waxey xaaladu noqoneysay mid sii adag different.”

Waxaa lagu soo waramayay inuu isku dayay helitaanka Portugal duo Ricardo Carvalho iyo Deco si uu u keeno the San Siro

hayeeshee waxey ka soo dhaqaaqi waayeen Stamford Bridge.

“markii aad ka hadasho rabitaankaaga Deco, waxaa iga horimaanayay
culeysyo xoogan (too difficult) (each time he approaches Chelsea),”
isagoo sheegay qiimaha ciyaaryahan ka ciyaara khadka dhexe (the cost for the midfield schemer.)

Deco iyo Carvalho waxey ka mid ahaayeen ciyaartoydii
Porto ee Mourinho u qaaday Champions League victory in 2004.

Carvalho wuxuu ahaa ciyaaryahankii ugu horeeyay ee uu Mourinho keensado
markii uu Chelsea yimid, halka Deco uu reer London ku soo biiray 2008 isago Barcelona laga keenay.

Mourinho, oo sanadkaan bilaabanaya la yimid ilaa 4 ciyaartoy ayaa
sheegaya inuu doonayo inuu la yimaado ciyaartoy cusub.

M.A.Rashiid
Xafiiska Galkacyo

Advertisements
 
Comments Off on Jose Morinho oo Raja Ka Qaba Chelsea fc

Posted by on August 9, 2009 in Uncategorized

 

Comments are closed.

 
%d bloggers like this: