RSS

Kooxda Chelsea Oo Cashar U Dhigatay Man Utd

13 Aug

superz09 WEMBLEY, England (AP)—Chelsea ayaa hadaafisay Manchester United markii ay 4-1 rigoorayaal ah kaga badisay koobka Community Shield xalay, iyadoo Salomon Kalou uu ahaa dhaliyaha goalka guusha markii ay ciyaartaasi ku dhamaatay 2-2.
Frank Lampard ayaa Chelsea a 2-1 hogaanka ugu dhiibay daqiiqadii 71-aad , iyadoo gaolkii markii lagu soo bareejeeyay ay cabasho ka keeneen ciyaartoyda United. Maxaa yeelay marki goalkaasi la dhalinayay waxaa dhulka la dhigay Patrice Evra.
The Premier League champions ayaa waxaa u suuragashay iney goolkaasi dhaliso xiliguu ugu danbeeyay ee ciyaarta,.
FA Cup winner Chelsea ayaa guushaan ay gaartay waxey weyn u tahay macalinkeeda cusub ee Carlo Ancelotti.
Nani ayaa u dhaliyay goalk bilowga ahaa United in the 10th minute. Laakiin Nani mar danbe ayaa laga saaray ciyaarta markii u dhaawac ka soo gaaray dhanka garabka markii ay Chelsea captain John Terry.
United kulankaan wuxuu u ahaa kii ugu horeyay ee ay ciyaarto iyadoo ay ka maqan yihiin Cristiano Ronaldo iyo Carlos Tevez.

M.A.rashiid

Advertisements
 
Comments Off on Kooxda Chelsea Oo Cashar U Dhigatay Man Utd

Posted by on August 13, 2009 in Uncategorized

 

Comments are closed.

 
%d bloggers like this: