RSS

Chelsea Ayaa Lagu Furi Doona Barito Horyaalka Dalka Engiriska

14 Aug

John Terry Oo Kor U qaaday Koobkii Sxbnimo ee Dalka Mareykana ka dhacay Bosaso: Kooxda Chelsea ee dalka Engirirka ayaa waxaa lagu furi Doonaa
maalinka Barita ah Horyaalka dalka Engiriska Chelsea oo dhawaan
la Xasuusto dhawan ciyaartii ay la ciyaartay Naadiga Heerka sare
ku jira misane Colada Xga kubada ah ay ka dhexeyso waa Man Utd

Ciyaartaasi oo ay ku Guulaeysatay Kooxda Chelsea waxaa la filayay
in kooxda Man utd Guul ka keeni doonto maadama ay Guulo badan
Horay uga gaadhay Chelsea hadaba Iyada oo ay sidaas tahay ayaa
maalinimada Bari ah oo ay Bisha Agost ay tahay 15 waxaa Furmi doona

Horyaalka Engiriska waxaana Ciyaarta Ugu horeysa Lagu furi doonaa
naadiyada Chelsea Oo marti u Noqon donta Hull city oo iyadu sanadkani si
Dirqi ah uga bad baaday Serr B ciyaartani ayaa waxa ay u noqonaysaa

Towobare Anceloti ciyaartii ugu Horeysay ee Premierlegue uu Hogaminayo
marka laga reebo ciyaarihii ka Horeyaya ee UU ka Guuleystay Intarnazional
Iyo Kooxdiisii Hore Ee AC Milan ciyaar saxbtinmo oo Ka dhacday Dalka Maeykanka

Anceloti Ayaa waxaa U furmaya Bog cusub oo ah in uu Laalo Kooxdii Ugu Horeysay
ee Briten ah Isla markaana Ciyaartii Ugu Horeysay Ee Xagaagan Naadiga uu maclinka
ka Yahay EE Chelsea Lagu Furo hadaba wargeyska THE SUN oo wareysi la Yeeshay
ayuu U sheegay Anceloti in Ciyaarta Sabtida tahay mid Tijaabo u ah Macalinimadisa

Lampard Iyo Goalki UU ka Dhaliyay Man Utd Hadaba waxaaSugaya naadiga Chelsea Kulano adag oo ku Aadan Horyaalka
Premierlegue kaasi oo Ay ka Mid tahay ciyaarta Dhex mari doonta Chelsea Iyo Man utd
oo Xifaaltan Xoogan ka dhexeyo sidoo Kale Naadiga Liverpool ayaa iyaduna sugi La
ciyaarta Ay la yeelaneyso Chelsea Maadama Laba sano oo isku xigta CHelse ka Reebtay

Horyaalka naadiyada Eurob ee Championslegue kooxda Arsenal ayaa waxaa ka badisay
naadiga Chelsea Laba Ciyaarood oo ku kala aadana FA Cup iyo Premierlege
HAdaba isku soo wada Duubo waxaa naadiga Chelsea u Yaal Ciyaaro adag
Anceloti waxa uu balan qaaday in uu Save garen doono ciyaarahaas ama
Badin doono

M.A Rashiid

Xafiiska Bosaso

Advertisements
 
Comments Off on Chelsea Ayaa Lagu Furi Doona Barito Horyaalka Dalka Engiriska

Posted by on August 14, 2009 in Uncategorized

 

Comments are closed.

 
%d bloggers like this: