RSS

Roma: Mushaar Dhimis Lagu Sameynayo Ciyaartoyda Ka ciyaarta Horyaalka Italia

24 Aug

superz09 ROME, (Reuters) – Mushaarka faraha badan ee la siiyo ciyaartoyda ka ciyaarta horyaalka talyaaniga , waxaana la sheegay taasi ieny tahay mid aan la aqbali Karin iyadoo dhaqaalaha

aduunka uu sii xumaanayo , qorshaha lagu dhimayo mushaarka ciyaartoyda horyaalkaasi ka ciyaarta waxaa ku dhawaaqay, Italian Premier and AC Milan owner Silvio Berlusconi.

mushaarka ciyaartoyda waa mid xadkii loogu talagalay ka baxay sida dhabta ah . It is necessary to introduce a salary cap,” Berlusconi was quoted as saying by Italian media on Tuesday.

“waa kuwa ka baxsan xaalada dhaqaale ee aduunka jirta , mana la aqbali karo, , waxaan ku noolahay dhaqaalo oo adag. Iyadoo ciyaartoydaan ay cid waliba ka mushaar badan yihiin.”

Wuxuu sheegay inuu arinta mushaarka qaarada yurub kala hadali doono UEFA President Michel Platini.

“waxaan sameyn doonaa sida dalka United States waxaana gaari doonaa go,aamo sharci ah kuwaasoo aan ku yareyneyno mushaaraadka qaarada yurub,” ayuu yiri. “waan la hadalay Platini waxaana filayaa in aan arintaan si wada jir ah ugu shaqeyn doono sida ugu dhaqsiyaha badan.”

Qorshahaasi wuxuu taageero kaga helay gudoomiyaha Lazio president Claudio Lotito

“dhamaan dhibaatada kubada cagta kuma xalin kartid in aad jarto lacagaha mushaarka ah,” sidaa waxaa yiri Italy captain and Juventus defender Fabio Cannavaro.

“hadii aad yareyso mushaaraadkeena, waa in aad hoos u dhigtaa qiimaha wax badan, oo laga bilaabayo tickets to the stadium.”

Sidaa waxaa ku raacay Italian Football Federation vice president Demetrio Albertini.

“waa in aan joojinaa eedeynta mar waliba aan u jeedineyno ciyaartoyda. Waxan waa system, ma ahana ciyaartoy,” sidaa waxaa yiri the former Milan and Italy midfielder said.

M.A.Rashiid
Bosaso

Advertisements
 
Comments Off on Roma: Mushaar Dhimis Lagu Sameynayo Ciyaartoyda Ka ciyaarta Horyaalka Italia

Posted by on August 24, 2009 in Uncategorized

 

Comments are closed.

 
%d bloggers like this: