RSS

KOOBKI RAMADAN AYAA SI HABSAMI UGA SOCDA BOASO

05 Sep

BOSASO KObka Bisha Ramadaan loogu tala galay ayaa ka socda magalada Bosaso
Kaasi ooo ay ku Tartamayaan Kooxo kala Duwan oo ka DHisan magalada Bosaso
kuwaasi oo U tartamaya Horyaalnimada kooxaha ayaa waxaa maal Galiya tar Tankan

Shirkada Isgaarsiinta ee TELCOM PUNTLAND OO iayadu Heer sare kaga jirata
Hormarinta Arimaha Bulshada Koobkaan oo isgu ah kii Ugu Horeyay OO ay
qabato Telcom ayaa waxaa Sida Ay Naadiyada isku Arkeen SIDAN:::::

Ciyaartii Ugu Horeysay ayaa waxaa lagu Furay HORSED IYO DALJIR waxay ku soo
dhamaatay 2Goal Iyo Hal Gol halkaasi waxay ku Racday Guusha DALJIR

Aqriste koobkan oo ah mid Xiiso leh ayaa waxaa CIyaarihii Ugu kululaa
Ciyaaray Wasaarada Maliyada IYo TELCOM waxayna ku soo Gabagabowday
TELCOM OO KU badisay Hal Goal waxaana ciyaartaasi ku Xigatay

CIyaartani oo iyadana la wada Sugayay ayaa ahayd misa DHex martay
3dii Bisahn Sep Carwo OLOMPIC IYO SBC FC waxay ahay mid aan wax
la isku Reeban waxa ku awood batay Naadiga C Olompic ku badiyay
Hal Gool waxana halkaasi Maadma Bisha Ramdaan uu si SOcon doono

Koobkani waxaa Wax ka weydiinay sida ay wax u socdaa
Gudoomiyaha Sportiga Gobolka Bari MUSTAFE MIJA CASE
waxaana uu ka faalooday sida uu u sii socon doono

waxaana UGU horeyn mahad u celiyay TELCOM PUNTLAND
waxana uu sheegay in ay ku faraxsan yihiin sida ay
iskugu taagaty sii wadida ARimaha Bulshada

Intaas ka DIb Gudomiyaha waxa uu sheegay in ay ka Goantahay
in ay meesha ugu wanaagsan Gaarsiiyaaan Sportiga Gobolka BARI

Hadaba waxaa sidoo kale MIJA CASE halkaan uga Mahad celiyay
Madaxa Xafiiska RADIO GAALKACYO EE BOSAASO

MOHAMED ABDIRASHIID AQIYAAR waxaana uu sheegay in
ay ka qeyb qaateen sida Isportiga

MOHAMED ABDIRASHIID

XAFIISKA BOSASO

Advertisements
 
Comments Off on KOOBKI RAMADAN AYAA SI HABSAMI UGA SOCDA BOASO

Posted by on September 5, 2009 in Uncategorized

 

Comments are closed.

 
%d bloggers like this: