RSS

Henry Oo beeniyay Dhaleeceeynta Domenech.

12 Sep

PARIS, (Reuters) – France captain Thierry Henry ayaa dafiray war laga qoray oo ahaa inuu dhaleeceeyay macalinkiisa Raymond Domenech markii uu wargeys dalkaasi ka soo baxa uu soo daabacay in weerarayahnkaasi uu yiri ciyaartoydu wey ku caajiseen tababarkaaga

French daily Le Parisien wargeyska la yiraah ayaa soo qoray in Henry uu kula hadalay macalin Domenech xerada tababarka jimcadii tagtay, maalin ka hore intii aysan ciyaari kulankii 1-1 ee ay la galeen Romania. Waxaa laga soo xigtay Henry oo u sheegaya Domenech: “Waad ayaan ugu caajisnaa xilliga lagu jiro tababarkaaga. 12 sano oo aan xulka French ka mid aha awalige ma arag marxalada sidaan kale ah.

“ma naqaano sida garoonka aan boosaska u kala leenahay, iyo qaabkii aan u kala ciyaari laheyn, sidaa noo maamushaa. Ma garaneyno wixi aan sameyn laheyn. Ma lihin qaab ciyaareed, hogaan ma jiro. Waxaana shaqo lama oron karo.”

Inuu yiri hadaladaasi, Henry waxaa weydiiyay French television channel TF1: wuxuuna ugu jwaabay “No” maya.

“wax dhacay ma jiraan jimcihii,” ayuu ku soo daray weeraryahanka kooxda Barcelona.

Hadalkaasi uu television sheegay waxaa lagu daabaay French federation website (www.fff.fr),.

“wax badan ayaan waxaan soo dhaheynay, aad ayeey u sareeyaan ciyaartoydeena laakiin aad ayeey u adagtahay in aan isku haleyno fariin sidaasi oo kale ah mar uu ka hadalay hadal laga soo xigtay macalinka oo ahaa ciyaartoyda waa super , hadii aadan guuleysan ma dhihi kartid hadalkaasi oo kale,” sidaa waxaa yiri, France’s top scorer with 49 goals 112 kulan oo uu ciyaaray.

“wax kaliyaha ee nagala doonayo waa in aan u soo baxnaa tartanka koobka aduunka World Cup.”

France waxey u safri doontaa Serbia maalinta arbacada ah waxaana laga yaabaa iney ciyaaraha kala baxa u baahato si ay u jarato ticket 2010 World Cup.

M.A.Rashiid
xafska Bosaso

Advertisements
 
Comments Off on Henry Oo beeniyay Dhaleeceeynta Domenech.

Posted by on September 12, 2009 in Uncategorized

 

Comments are closed.

 
%d bloggers like this: