RSS

Manchestar United Oo ku Jirta suuqa IIbka Naadiyada

15 Dec

Kooxda man Utd ayaa la sheegay in la iibin doono Dhawaan Haatana Kooxda waxaa ay Ku Jirtaa suuqa kala Iibsiga Kooxaha Eurob Lama Garanayo sababta keentay xiligani in Kooxda manchestar United La iibiyo

Maamulka Iyo Milkiilayaasha kooxdani ayaa waxaa ay isla Garteen In ay Ku iibiyaan Aduun Lacageed oo Garaya
669 Milyon Oo Giniga Istarliinka ah

Kooxdani ayaa ah koox da weyn marka la eego kooxaha ka Jira dalka England waxaana ay haatan tahay koox ku jirta Kooxaha BIG FOUR loo Yaqaan ee dalka Englan

Waxaana ka safta kooxdani laacibiin badan oo caalamka
Si weyn looga Yaqaano sida Ferdinand Gigs iyo Rooney
Oo dhamaantod ah ciyaar yahano caan ka ah Gudaha Qaarada Eurob

Si kastaba ha ahaate Iibkani ayaa la garaneyn sababta dhabta ah ee kentay Iibka kooxda ayaa ku soo aadaya xili ay BBCda Gudoonsiisay laacibka kooxdaasi ee Rayan GiGis Bilad ay bixiso ee laacibka ay Xulato BBCda

Kooxda ayaa haatan waxaa ay ku jirtaa Kaalinta labaad ee Horyaalka wadankaaasi ee Premierlegue waxaana Saddex Dhibcood ka sareysa kooxda Chelsea Fc

Mohamed Abdirashiid
Xafiiska Bosaso

Advertisements
 
Comments Off on Manchestar United Oo ku Jirta suuqa IIbka Naadiyada

Posted by on December 15, 2009 in Uncategorized

 

Comments are closed.

 
%d bloggers like this: