RSS

London: P.Cech oo ay soo Food saaraty Xaalad Xun

16 Dec


Tababaraha kooxda Chelsea Carlo Ancelotti ayaa ku adkeysanaya in uu iska hor leexiyo goolhayaha baryahan ay ka madoobaatay waardiyeenta shabaqa ee Petr Cech kadib marki ay ka dhashteen goolal aanan u qalmin asbuucyadi lasoo dhaafay.

Tababare Ancelotti ayaa calaamadeystay ninka uu ku bedelan doono kaasoo uu ku sheegay goolhayaha kooxda West Ham United ninka la yiraahdo Robert Green.

Goolhaye Cech ayaa waxaa laga dhaliyey 13 gool 11-ki kulan ee ugu danbeysa waana arinta keentay in uu dulqaadka ka lumo macallin Ancelotti.

Ancelotti waxaa kale oo laga yaabaa in uu soo caan bixiyo goolhayaasha kale ee kooxda Chelsea ee kala ah Henrique Hilario iyo Ross Turnbull.

Superz09@hotmail.com
Bosaso

Advertisements
 
Comments Off on London: P.Cech oo ay soo Food saaraty Xaalad Xun

Posted by on December 16, 2009 in Uncategorized

 

Comments are closed.

 
%d bloggers like this: