RSS

superz09: Arsenal oo la waregtay hoganka Premier Legue

22 Jan

Superz09:Arsenal ayaa hogaanka u qabtay horyaalka dalkeeda markii ay Bolton 4-2 kaga adkaatay xalay , sidaana ay hogaanka ku fadhiisatay markii aan laga badin 9 kulan.
Tomas Rosicky ayaa ku bilaabay goalasha daqiiqadii 44aad, halka xidiga ciyaarta oo ahaa Cesc Fabregas uu ka dhigay ciyaarta 2-2 in the 52d, kaasoo u ahaa goalkiisii 11aad ee xili ciyaareedkaan.
Arsenal hada waxey leedahay 48 dhibcood waxeyna Chelsea kaga sara martay goal difference, halka Manchester United ay hal dhibic u jirto.
The Gunners, oo horyaalkeeda ku guuleysta waxaa ugu danbesyay 2004, badisan waxaa ugu danbeysay markii ay qasaarada kala kulantay Chelsea on Nov. 29.
Liverpool ayaa markii ay booqasho ugu tagtay Tottenham waxey kaga soo badisay 2-0 sidaana waxey ku tagtay booska 6aad waxey hal dhibic ka hooseysaa Spurs and Manchester City

Superz09@hotmail.com

Advertisements
 
Comments Off on superz09: Arsenal oo la waregtay hoganka Premier Legue

Posted by on January 22, 2010 in Uncategorized

 

Comments are closed.

 
%d bloggers like this: