RSS

Superz09: Xulka Qaranka masar oo wali badinaya

22 Jan

Superz09:: Xulka difaacanaya koobka Africa ee Egypt ayaa 2-0 kaga badisay Benin , taasoo u ah guushii 3aad ee isku xigta ee group stage of the African Cup of Nations ay ka hesho.
Egypt mar hore ayeey xaqiijisay booskeeda wareega 8ad ee quarterfinals, iyadoo record fiican ku soo baxday markii ay 2da goal u kala dhaliyen Ahmed Al Muhammadi and Emad Motaeb.
Egypt waxey booska 1aad kaga soo baxaday 9 dhibcood 3 kulan oo ay ciyaartay—twaxey 3 dhibcood ka sareysaa xulka kalainta 2aad ku soo baxay ee Nigeria, oo Mozambique 3-0 kaga adkaaday kulanki kale ee Group C.
Egypt wali lagama adkaan kulan ka tirsan tartanka African Cup tan iyo markii 2-1 guuldaro ah ay kala kulantay Algeria in 2004, waxaana aana ilaa iyo hada lagfa badin 15 kulan oo xiriiraha qaarada.
Benin waxaa ka maqnaa oo ganaax kaga maqnaa Paris Saint-Germain midfielder Stephane Sessegnon halka Egypt coach Hassan Shehata uu kursiga keydka uu galiyay dhowr ciyaaryahan oo safka hore ah oo uu ka mid yahay Mohamed Zidan.

Superz09@hotmail.com

Advertisements
 
Comments Off on Superz09: Xulka Qaranka masar oo wali badinaya

Posted by on January 22, 2010 in Uncategorized

 

Comments are closed.

 
%d bloggers like this: