RSS

Halkaan ka daawo cawilkariim oo ah kabtanka SBC

07 Mar

Advertisements
 
3 Comments

Posted by on March 7, 2010 in Uncategorized

 

3 responses to “Halkaan ka daawo cawilkariim oo ah kabtanka SBC

  1. cawil axmed salaad

    March 9, 2010 at 09:11

    waa kabtanka sbc bosaso puntland wuxuu ku guulays tay ama u qaa day 5 koob oo isugu jira horyalka nabad iyo kan saxiib tinimo wuxuu ku guu lays tay 5 jaa iso oo isugu jir ta dahab iyo qalin iyo jeeg la cageed waxuu ku dh shay magalada galkacyo 1987 waxuu kaloo qa day koobabka xaafadaha lagu dhigo 17 koob maga ciisa oo sadexan waa cawil axmed salaad nay naas tiisa wa cawilkarim

     
  2. cawil axmed salaad

    March 9, 2010 at 09:11

    waa saan horay u bsheeg nay

     
  3. cawil axmed salaad

    March 17, 2010 at 09:11

    cawil axmed salaad waxaa la qaaday koobabkaas cabtan ku xigeen kiisa mahad xasan warsame iyo cali cabdilaahi iytomaxamed cabdirashiid iyo bashiib cabdi raxmaan iyo sharmaake curane aiyo liibaan kaambo iyo jaamac cabdi guray iyo ibraahin buraale kuligood waa balaa yariin ta sbc oo uu hor kacayo cawilkariim waxay ku ja waaban nalaya riinta sbc hadan heli lahaynh booska xulka soomaliya waxaan ka soo hooyn lahay guul abalse way adag tahay sidaan ku ma tali lahayn xilka soo maaliya nadiga sbc waxaa loo yaqaanay xulka laanta hawada ee waligood aan ku saqa jaamin wax isboortiga ka soo horjeeda markasta waxaa la siiya shahaado sharaf kuligood waa balaayariin caan ah dal iyo dibadna laga yaqaan 5 sano kadib waxaa lagu waree jinayaa cali cabdi laahi cabtan ka sbc maadama uu mudo soo hayay cawilkariim wuxuuna go aan saday inuu ku wareejin doono cabtanka cali wixii intaas dheer kala soo xariir ciwanadan cawilkarim7@hotmail.com ama kaafi444@hotmail.com ama 25290215626

     
 
%d bloggers like this: