RSS

Kooxda Sanadka ee Chelsea FC 2010 Fans Blog

10 Mar

Waa sanadkii 2008 markii Blues u soo baxeen Champions Legue
Ciyaaraha kale ayaa u dhacay sidaan, Kooxda Nicosia waxa hal iyo waxba uga guuleysatay Kooxda Chelsea, Fc Porto ayaa iyaduna dhulka ku jiiday kooxda reer Spain ee Atletico Madrid waxana aay uga guuleysatay Labo gool iyo waxba, Kooxda Russia ee CSKA Moscow ayaa iyaduna guul ka gaartay kooxda Turkiga ka socotay ee Besiktas waxana aay uga guuleysatay Labo gool iyo hal, Kooxda Bordeaux ee Faransiiskuna waxay hal iyo waxba uga guuleysatay kooxda Isreal ka dhisan ee Maccabi Haifa

Superz09@hotmail.com
Chelsea Fc Fans

Advertisements
 
Comments Off on Kooxda Sanadka ee Chelsea FC 2010 Fans Blog

Posted by on March 10, 2010 in Uncategorized

 

Comments are closed.

 
%d bloggers like this: